Guddoomiyaha Gobolka Awdal oo ka hadlay Weerar Dabley Hubaysani kula beegsadeen Gudaha Ceerigaabo
HARGEYSA (SLpost)- Guddoomiyihii hore ee gobolka Sanaag, immikana ah Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa ka bad-baaday isku-day dil oo kooxo hubaysani...
Somaliland oo ka tashanaysa Ajandaha ay la hortagayso Shirka wada-hadallada Somalia oo todobaadkan dambe loo ballansan yahay
Hargeysa (SLpost)- Guddiga Somaliland uga masuulka ah wada-hadallada u dhexeeya Soomaaliya, ayaa maanta isugu yimi kulan ay kaga arrinsadeen ajandayaasha ay la hortagayaan shirka...
“Dastuurku waxa uu awoodda ku takri-falka Hantida Guud uu siiyay dawladda, waxase uu ku xidhay Xeer. Xeerarkii lama hayo mana jiraan”
Dharaaro Xusuustood Prof. Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 38aad “Sharcigu waxa uu u suurtageliyaa dadka inay himilooyinkooda gaadhaan, dadkana waa kala illaaliyaa, dawladdana waa ka illaaliyaa” Sannadkii...
DALAB (Maanso) – W/C: Maxamuud Gaani
Maansadan oo uu curiyey Hal-abuur Da’ yar oo lagu magacaabo Maxamuud Gaani, waxa ay soo baxday 17/1/201 Digtii Maxamed Xaashiyo, Deelaydii uu furay, Haadraawina ka daba riday, Daabac...
Hoggaamiye Carbeed oo Daboolka ka Qaaday Cidda ka dambaysa Kooxaha Daacish iyo Boko Haram
KHARDOUM (SLpost)- Madaxweynaha Dalka Suudaan, Cumar Xasan Al-Bashiir, ayaa sheegay in hay’adaha Sirdoonka ee Waddamada Maraykanak iyo Israa’iil ka dambeeyaan isla markaana taageeraan hawl-gallada...
Fannaan caan ka ah Qaaradda Yurub oo ku biiray Kooxda Daacish
Berlin (SLpost)- Fannaan si weyn looga yaqano waddanka Jarmalka oo lagu magacaabo Denis Cuspert, ayaa ku biiray kooxda Islaamiga ah ee Daacish ee ka...
Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha Somaliland oo sheegay inaanu Jirin Jewi Suurta-galinaya Doorashooyin wakhtiga loo muddeyey ku qabsooma, Talo-Qaran-na ku baaqay
Hargeysa (SLpost)- Afhayeenka Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha iyo Dimuqraadiyadda ee Somaliland Saleebaan Ismaaciil Bullaale (Saleebaan-Xuquuq), ayaa ka digay Qarax siyaasadeed oo ka dhaca Somaliland wakhtiga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

