HomeXukuumadda oo sheegtay in la qabyaaladeedyey Masharuuca Biyo-ballaadhinta Hargeysa

Xukuumadda oo sheegtay in la qabyaaladeedyey Masharuuca Biyo-ballaadhinta Hargeysa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaadda Kheyraadka Biyaha Somaliland Xuseen Axmed Cabdulle, ayaa sheegay in Mashruuca Xumbo weyne oo qaybo badan oo Hargeysa ah lagu waraabin lahaa lagu furay tushuush ku salaysan Qabyaalad iyo Siyaasad.

Wasiirka Wasaaradda Kheyraadka Biyaha Somaliland oo maanta hortagay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Wakiilada, waxa uu sidoo kale faahfaahin dheeri ah ka bixiyay Qorshaha wasaaraddiisa ee la xidhiidha mashruuca biyo-ballaadhinta Hargeysa.

Wasiirku waxa uu sheegay in Guud ahaan dalka sanadkii la soo dhaafay ay ku sameeyeen daraasad ay fuliyeen laba sahan oo loo diray inay Ceelasha dalka ee Bari ilaa galbeed ah soo hubiyaan sida ay u shaqaynayaan iyo inta wax qabta.

Wasiirku waxa uu ka waramay Mashaariic Hargeysa lagu biyo galinayay oo hortii la saxeexay balse aan ilaa hadda dhamaan kuwaasi oo uu tilmaamay in la siyaasadeeyay, balse waxa uu sheegay inuu haatan dhaw yahay dhamaystirka Qorshaha Mashruuca Xumbo-weyne.waxa uu sidoo kalena sheegay in Mashruuca Biyo Balaadhanti oo ay wado wakaaladda Biyaha Hargeysa oo kamadaxbannaanina wado ay hadda tahay arrin aan kharash la’aani hayn balse diyaar uu yahay.

HALKAN KA DAAWO

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories