Wasiirka Gaashaandhigga oo sheegay in Sharciga lagu abaal-marinayo Askari Ciidanka Qaranka ka tirsan oo Askari kale dilay Todobaadkan
Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Md Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa ka hadlay toogasho Askari Ciidanka Qaranka ka tirsani ku dilay Askari kale, isla...
Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom oo Maal-galisay Wejiga Labaad ee Mashruuca Daryeelka Carruurta La nool Cudurka Macaanka
Hargeysa (SLpost) Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga ah ee Telesom ayaa shalay daah-furtay wejiga labaad ee Mashruuca Caruurta la nool Cudurka Macaanka. Mashruucan oo ay fulinayso...
Wargeyska New York Times Oo Wax Ka Qoray Kaalinta Uu Adeegga ZAAD Kaga Jiro Koboca Dhaqaalaha
Washignton (SLpost)- Xaaska Maal-qabeenka ugu hantida badan adduunka ahna mulkiilaha shirkadda Microsoft, Melinda Gate, ayaa warbixin ay ku daabacday Wargeyska Caanka ah ee New...
Guddiga Joogtada ah ee Wakiillada oo ka hadlay Cabasho Ganacsatada Gaadiidka keena ka muujiyeen Lacag Xukuumaddu ku soo rogtay
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa, ayaa Saxaafadda u sheegay in Golaha Wakiilladu Wasiirka hawlaha guud...
Muuse Biixi oo soo Faqay Taariikh soo-jireen ah oo u dhexayn jirtay Gaashaan-buurta ku Midowday Xisbiga Kulmiye
Gar-adag (SLpost)- Wefti ballaadhan oo ay hoggaaminayaan hoggaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye, Xildhibaanno iyo masuuliyiin kale, ayaa shalay si ballaaadhan loogu soo dhaweeyey degmada...
Farqiga u dhexeeya Lacagta Ku Baxday Dhismaha Madaarka Berbera iyo Qiimaha Wasaaradda Duulistu ku bixisay Qandaraaska + Tuhunno Soo If-baxay
Addis Ababa (SLpost)- Shirkadda Tekleberhan Ambaye Construction (TACON) oo ah shirkad laga leeyahay dalka Itoobiya, ayaa shaaca ka qaadday xaddiga lacageed ee ay ku...
Arday Reer Somaliland ah oo guulo ka soo hooyay qalin-jebinta Shahaadada Master ee Jaamacadda Kampala (DAAWO SAWIRRO)
Kampala (SLpost)- Arday ka socotay Somaliland oo dhammaystay waxbarashada heerka labaad ee loo yaqaanno "Master" ayaa kaalmaha hor ka galay ardaydii ugu sarraysay dufcaddii...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

