Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Sanaag oo ka hadlay Geerida Afhayeenkii Ciidanka Booliska Somaliland

Ceerigaabo (SLpost)- Taliyaha Qaybta Boliiska Sanaag Cabdirisaaq Yuusuf (Casayr), ayaa ehelkii, qaraabadii, Ciidanka Booliska iyo Qaranka uu ka baxay ka tacsiyadeeyey Alle u naxariistee...

Somaliland: Wasiir Wareejiyey Shaqaale ka badan Tiradii la Qoray 20-kii Sanno ee ka horeeyey

HARGEYSA (SLpost)- Wasiirkii iyo Wasiirul-dawlihii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland, ayaa shalay Xilalkii ay hayeen ku wareejiyey Wasiirka iyo Ku-xigeenkiisa cusub ee dhawaan...

“Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadiisu Ma Waxay Sas ka Qaadeen Isbahaysigii Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wadatashiga” – Qalinkii: Mohamed Adan Dube (Gacayte)

Marka aynu yar milicsano dhowrkii todobaad ee ugu danbeeyay wax sii xoogaysanayay hirdanka siyaasadeed ee ka dhexeeya Xisbiga Xaakimka Kulmiye iyo Xisbiyada Mucaaridka oo...

Mushaharka ay Sannadkii qaataan 13 ka mida Hoggaamiyeyaasha Dunida oo Madaxweyne Siilaanyo ku jiro

Hargeysa (SLpost)- Akhristeyaasha ku xidhan Shabakadda Wararka ee Somalilandpost.net iyo guud ahaan umadda Afka Soomaaliga ku hadasha, waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa baadhis...

Afhayeenkii Ciidanka Booliska Somaliland oo Geeriyooday iyo Madaxweynaha oo ka hadlay Geerida Marxuumka

Hargeysa (SLpost)- Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Afhayeenkii Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Cabdilaahi Xasan Faarax oo muddooyinkii u dambeeyey...

Xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye oo Weji-siyaasadeed khilaaf hor leh abuuri kara ku fasiray Dhawaaqyada Mucaaradka ee Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Xukuuumadda Somaliland iyo Xisbigeeda Kulmiye, ayaa maanta jawaab ka bixiyey baaqyo iyo Hanjabaaddo ka soo yeedhay Isbahaysiga Mucaaradka ah ee dalka oo...

Gorfaynta Heesta ‘Adduunyo’: ‘Ha ku waayin ruux gob ah, Erey aanu kaa geyin’ – W/Q. Maxamed S. Cumar

Guud ahaanba fanka casriga ah ee Soomaaliyeed, tan iyo bilowgiisii, waxa duluc ahaan saydareeyay godka caashaqa ama jacaylka loo yaqaanno. Halkii ay ahayd inuu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img