Turkiga oo Somaliland ku maslaxaya sii ambaqaadka wada-hadalladii fashilmay ee u socday Soomaaliya
Hargeysa (SLpost)- Dawladda Turkiga, ayaa Wefti u soo dirtay Somaliland ku maslaxa sii ambaqaadka wada-hadalladii fashilmay ee u socday Soomaaliya, iyadoo Turkigu marti-geliyey lixdii...
Maraykanka oo Somaliland ka Caawinaya Doorashooyin Mudeysan iyo Saamayn kaga timaadda Qaxoontiga Yemen
Hargeysa (SLpost)- Dowladda Maraykanka, ayaa ballan-qaadday inay Xukuumadda Somaliland ka caawinayso saamayn dhinaca Ammaanka ah oo kaga timaadda Qaxoontiga Yemeniyiinta ah iyo kuwa Soomaalida...
Baasaboorka Cusub ee Somaliland oo habsami looga qaato xafiiska Socdaalka Somaliland
Hargeysa, (SLpost)- Masuuliyiinta waaxda Socdaalka Somaliland ayaa beeniyey warar maalmahii u dambaysay warbaahinta gudaha qaarkood qorayeen oo sheegayey inuu cilad u fadhiyo mishiinka lagu...
Somaliland oo ka digtay Cawaaqib-xumo ka dhalata Ogolaansho Isbahaysiga Sucuudigu uga qaatay Soomaaliya Isticmaalka Hawada Dalkeeda
Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa digniin u jeedisay Isbahaysiga Sucuudigu hoggaaminayo ee Duqeymaha dhinaca Cirka ku bartilmaameedsanaya fadhiisimada iyo Goobaha ay ka taliyaan Xoogagga...
Kenya oo Xayirtay 13 Xawaaladood iyo 86 qof oo Muslimiin ah Xisaabahooda iyo Soomaaliya oo ka hadashay
Nairobi/Muqdisho (SLpost)- Dawladda Kenya, ayaa xayiraad kusoo rogtay 13 Xawaaladood iyo Xisaabaadyada 86 qof oo looga shakisan yahay inay maalgeliyaan Kooxda Al-shabaab ee ka...
Iran oo Maraakiib Dagaal u soo dirtay Xeebaha Yemen iyo Xuutiyiinta oo horumar ka sameeyey Dagaalada Cadan
Yemen (SLpost)- Dowladda Iiraan, ayaa laba ka mid ah maraakiibteeda dagaalka u soo dirtay xeebaha dalka Yemen, iyadoo aan la aqoon ujeeddada dhabta ah...
Borame: Gujadii Badhasaabka, Gadoodkii Xildhibaannada, Goosankii ka Dhex-mudhay, Guuxii Madasha iyo Gar-naqsigii ka dambeeyey
Boorama (SLpost)- Kulan uu ka qayb-galay badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo tabobar loogu furayey mudaneyaasha Golaha deegaanka Boorama, ayaa sababtay inay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

