Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Xukuumadda Somaliland oo Qirtay in Guddiga Cadaaladdu Qayb ka tahay Cadaalad-darrada ka taagan Garsoorka dalka

Hargeysa (SLpost0)- Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka Dalka, ayaa qiray inay jiraan gol-daloolooyinka cadaaladeed oo ku jira garsoorka dalka oo uu si faahfaahsan u...

Dowladda Norway oo Sharciga kala noqonaysa Qaxootiga ay qaabilaan ee Dib ugu safra dalalkii ay u dhasheen

OSLO (SLpost)- Dowlada Norway ayaa heshiis cusub oo ay la gashay mucaaradka dalkaas oo soo bandhigay Qorshe ka dhan ah dadka Qaxoontiga ah, waxa...

Faysal Cali Waraabe oo Fashiliyey Qorshe ay Madaxweyne Siilaanyo, Guddoomiye Saleebaan & Guddoomiye Cirro ku doonayeen dhismaha dawlad Ku-meel-gaadh ah oo uu diiday

LONDON (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in sannadkii 2009-kii loola yimi in dawlad Ku-meel-gaadh ah lagu...

Qarax Is-miidaamin Ah Oo Lala Beegsaday Wasaaradda Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee Soomaaliya

Muqdisho, (SLP)- Qarax ismiidaamin ah ayaa maanta lala beegsaday dhismaha wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya oo ku taalla agagaarka is-goyska Zoppe ee...

Golaha Ammaanka Oo Cod U Qaadaya Cuno-qabateynta Xuutiyiinta Yemen Iyo Ruushka Oo Laga Cabsi Qabo Inuu Diido

New York, (SLP)- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa lagu wadaa inay u codeeyaan in cuno-qabateyn dhinaca hubka ah oo lagu soo rogo xoogagga...

XUSUUSTA BOOBE: Xalay Oo Kale Iyo Hawl-galkii Birjeex Ee Lagula Baxay Marxuum Cabdillaahi Askar

Apr 13, 2015 Waxuu hawlgalkan cajiibka ahaa ee badbaadinta Cabdilaahi Askar dhabar jab weyn ku noqday taliyahii Ciidanka qaybta 26aad ee Ciidamadii siyaad Bare, General...

DAAWO: “Cali Xoor-xoor Waxaanu U Furaynaa Maxkamad, Waananu Haynaa Xad-gudubyada Xeerka Shaqaalaha Ee Uu Ku Kacay” Muj. Cali-gurey

Berbera, (SLP)- Masuuliyiinta sare ee xisbiga UCID iyo gobolka Saaxil ayaa eedo ujeediyay xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye. Sidoo kale waxay eedaymo ujeediyeen masuuliyiinta dekeda Berbera. Halkan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img