HomeDowladda Norway oo Sharciga kala noqonaysa Qaxootiga ay qaabilaan ee Dib ugu...

Dowladda Norway oo Sharciga kala noqonaysa Qaxootiga ay qaabilaan ee Dib ugu safra dalalkii ay u dhasheen

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

OSLO (SLpost)- Dowlada Norway ayaa heshiis cusub oo ay la gashay mucaaradka dalkaas oo soo bandhigay Qorshe ka dhan ah dadka Qaxoontiga ah, waxa lagu go’aamiyey in dadka qaxootiga ku ah dalkaas ee fasaxa ugu safra waddankii ay ka yimaaddeen dib loogala noqon doona sharciga degaananshaha ee waddankaas.

Wasaarada caddaaladda dalka Norway, ayaa sheegtay in qofka u safra waddankii uu markii hore ka soo cararay loo aqoonsan doono mid aan u baahnayn magan-gelyo, isla markaana lagala noqon doono sharciga.

norwaySidoo kale, waxa go’aanka weheliya qorshe cusub oo dowladda Norway ku hirgelinayso in qofka magan-galyo doonka ah la siin doono sharci ku meel gaadh ah oo 5 sanno ah, ka hor inta aan la siinin sharciga rasmiga ah.

Qorshaha Dowladda Norway oo u muuqday mid lagaga hortago saamaynta ammaan-darro ee Kooxaha Xag-jirka, ayaa soo if-baxay kaddib markii ay Shaqaalaha ka shaqeeya arrimaha soo dhaweynta qaxootiga cabasho uga muujiyeen oo ay sheegeen inay dadka Qaxoontiga ahi isla markii ay sharciga qaataan ay qaarkood dib ugu safraan wadankii ay ka soo carareen dhowr bilood ka dib, taasoo ay ku tilmaameen in ay muujinayso inaanay wax dhibaato ah ka jirin dalalkii ay ka yimaaaddeen.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories