HomeQarax Is-miidaamin Ah Oo Lala Beegsaday Wasaaradda Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee...

Qarax Is-miidaamin Ah Oo Lala Beegsaday Wasaaradda Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Ee Soomaaliya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Muqdisho, (SLP)- Qarax ismiidaamin ah ayaa maanta lala beegsaday dhismaha wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya oo ku taalla agagaarka is-goyska Zoppe ee Muqdisho.
Weerarkan oo aanay ciddi sheegan ayaa ahaa mid qorsheysan, iyadoo dad goobjoogeyaal ah ay warbaahinta u sheegeen inay jiraan qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaadhay dad shacab ah oo ka ag-dhawaa goobta. “Gaadhi miinaysan ayaa qaraxa lagu sameeyay, uuro madow iyo qiiq ayaa ka kacay markiiba wasaaradda, waxaanan arkayay dad badan
oo waxyeello ay gaadhay,” ayuu yidhi goobjooge ku sugan goobta uu qaraxu ka dhacay.
Dhismaha wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare ayaa waxa ka ag-dhow goobo ganacsi iyo hoteello, iyadoo sidoo kale darbiga wasaaradda lagu iibiyo jaad, iyadoo xilligaas si aad ah loo kala iibsanayay jaadka.
Sidoo kale, xarunta wasaaradda ayaa waxa ku sugnaa shaqaalihii wasaarada qaarkood, iyadoo aan la ogayn qasaaraha kasoo gaadhay qaraxan, iyadoo ay sheegayaan wararka qaarkood in qaraxa ka dib la maqlayay rasaas badan oo dhacaysa.
Wixii warar kasoo kordha qaraxaas iyo qasaahaba ka dhashayba kala shabakada wararaka Somalilandpost.net.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories