Magaca Masuul Cusub oo Madaxweynuhu u magacaabay Guddoomiyaha Wakaaladda Qurbeejooga Somaliland
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa masuul cusub u magacaabay booska Guddoomiyaha Wakaaladda Qurbejoogga Somaliland oo muddooyinkii u dambeeyey iska bannaanaa,...
Berbera oo Marti-gelisay tiradii ugu badnayd Qaxoonti ka yimaadda Yemen, Dalalkay u dhasheen iyo Weedhaha Masuuliyiintii Qaabbishay
Berbera (SLpost)- Doonni ay saaran yihiin tiradii ugu badnayn ee mar kaliya ku soo xidha Dekedda Berbera oo Haween iyo Carruur u badan, ayaa...
UNHCR Oo Kenya Uga Caqli-celisay Go’aankeedii In La Celiyo Qaxoontiga Soomaalida
Nairobi, (SLP)- Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxoontiga ee UNHCR ayaa ku boorrisay madaxda dalka Kenya inay dib u eegaan go’aankii ay soo saareen...
Turkiga Oo Samaysanaya Wershad Nukliyeer
Ankara, (SLP)- Ururrada ilaalinta deegaanka u ololeeya ayaa mudaaharaad ka horsameeyay goob uu dhagax-dhigayay wasiirka tamarta ee Turkiga, oo laga samaynayo warshadii u horeysay...
Madaxweyne Siilaanyo oo Digreeto ku Mamnuucay Ka-ganacsiga Bacaha, kuna Amray Ganacsatada inay 120 Cisho ku dhammeeyaan
Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa digreeto uu caawa soo saaray ku mabnuucay soo-dejinta iyo Ka-ganacsiga Noocyada Bacaha kala duwan, marka...
Xafiiska Samo-falka Madaxtooyada Oo Masuul Cusub U Magacaabay Gobolka Sanaag
Hargeysa, (SLP)- Maareeyaha Xafiiska samafalka Madaxtooyada Somaliland Aamina Maxamuud Diiriye ayaa Farduus Axmed Gurxan Yuusuf u magacawaday isuduwaha gobolka Sanaag ee xafiiska samafalka Madaxtooyada. Sidaana...
Weerarkii Al-shabaab Ee Muqdisho Khasaaraha Ka Dhashay Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca
Muqdisho, (SLP)- Weerar ay kooxda Al-shabaab ku qaadeen maanta barqadii wasaaradda Hiddaha iyo Taliinta Sare ee Soomaaliya ayaa la sheegay in lasoo af-jaray, iyadoo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

