Somali News
Magacyada Lix Qof Oo Soomaali Ah Oo Argagixisanimo Loogu Xidhay Minnesota
US (SLP)- Sarakiisha gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa ku eedeeyay lix qof oo gobolkaasi ka soo jeeda inay isku dayeen inay u safraan...
Komishanka Doorashooyinka Oo Madaxweyne Siilaanyo U Gudbiyay Xilliga Rasmiga Ah Ee Ay Doorasho Ku Qaban Karaan
Hargeysa, (SLP)- Komiishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), u gudbiyay warqad, taas oo ay ugu soo bandhigeen xilliga rasmiga...
Ciidamadda Kenya Oo Sheekh Soomaali Ah U Xidhay Weerarkii Jaamacadda Gaarissa
Nairobi, (SLP)- Ciidamada ka hortaga argagixisad ee dalka Kenya ayaa sheekh Soomaali Kenyan ah ku eedeeyay inuu ka mid ahaa xubnihii dhanka dhaqaalaha ku...
Itoobiya Oo Maalmo Baroor-diiq Ah Ku Xusaysa Muwaadiniin Kaga Dhimatay Saddex Waddan Iyo Badda Mediterranean-ka
Addis Ababa, (SLP)- Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay xus baroor-diiq ah u samaynayaan 28 qof oo u dhashay dalkaas ay dhawaan kooxda IS ku...
Xukuumadda Xasan Sheekh Oo Farriin Adag Oo La Xidhiidha Dekeda Berbera U Soo Dirtay Somaliland
Muqdisho. (SLP)- Xukuumadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka fal-celisay hadal-haynta muddooyinkii dambeeyay soo baxaysay ee la xidhiidha in shirkad ajaanib ah lagu wareejinayo...
Xarunta Daraasaadka Siyaasadda oo Fulinta Xukunnada Qisaasta ku tilmaantay tallaabo Xoojinaysa Ilaalinta Xuquuqda Aadamaha
Hargeysa (SLpost)- Xarunta Daaraasaadka Siyaasadda (CPA) oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa xukuumadda Somaliland ku taageertay fulinta xukunnada Qisaasta ah oo ay Xaruntu ku...
Odayaal Iyo Waxgarad taageeray Qorshaha Maalgeshi ee Dekedda Berbera
Hargeysa (SLpost)- Odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda gobollada Maroodi-jeex iyo Saaxil, ayaa ka hadlay xaaladda dekeda magaalada Berbera oo muddooyinkii u dambeeyay la isla...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

