Daladda Ururrada Xuquuqal-Iinsaanka Ee Dalalka Geeska Iyo Bariga Afrika Oo Xukuumadda Ugu Baaqday Inay Xoriyadiisa u soo Celiso Guddoomiyaha Xarunta Xuquuqal-Iinsaanka
Hargeysa (SLpost) – Dallada kulmisa ururadda xuquuqal-iinsaanka ee ka jirra dallka geeska iyo barriga Afrika oo marka magaceeda lasoo gaabiyo la yidhaa (EHAHRD) ayaa...
“Wasiirka Hadlay Wuu Garanayaa Faraqa U Dhexeeya Somaliland Iyo Soomaaliya Ee Ha Ku Eekaado Shaqada Ay U Dirteen”
Hargeysa, (SLP)- Xukuumadda ayaa jawaab ka bixisay hadal kasoo yeedhay wasiirka dekedaha dawladda Soomaaliya Nuur Faarax, kaasoo sheegay inaan dekeda Berbera cidna aan lagu...
Magacaabista Guddoomiyaha Maxkamadda sare: Maslaxad Qaran mise Muraad Gaar ah? – Saleebaan Cabdi Cali (Faallo)
“..Kursiga Guddoomiyaha Maxkamadda sare wuxuu kamid yahay Mansabyada Dastuuriga ah ee dalka ugu sareeya, Dawladdii Cigaal ilaa tii Rayaale-na waxa saami-qaybsi u lahaa Beellaha...
Koonfurka Afrika Oo Miletari U Adeegsanaysa Rabshadaha Isir-nacaybka Ah
Johannesburg, (SLP)- Miletariga Koonfur Afrika ayaa la hawlgalinayaa si loo soo Afjaro, dagaaladda baahsan ee ka dhanka ah ajaanibKa, sidaas waxa sheegtay wasiirka difaaca...
Maxamed Mursi Oo Maxkamadi Ku Xukuntay Sannado Badan Oo Xabsi Ah
Cairo, (SLP)- Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa Madaxwaynihii hore ee dalkaas Maxamed Mursi ku xukuntay 20 sano oo xadhig ah. Maxkamadka ayaa la filayaa...
Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Lala Beegsaday Afaafka Hore Ee Hotel Central Ee Muqdisho
Muqdisho, (SLP)- Ugu yaraan 12-qof ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax ka dhashay gaadhi waxyaalaha qarxa laga soo buuxiyay oo duhurnimadii...
Guddida Doorashooyinka Oo Soo Bandhigay Waqtiga Rasmiga Ah Ay Doorasho Ku Qaban Karaan
Hargeysa, (SLP)- Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay inay madaxweynaha u gudbiyeen waqtiga rasmiga ah ee ay u qorsheeyeen inay dalka doorasho ka dhacdo, kuwaasoo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

