Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Maareeyaha Dekedda Berbera oo Difaacay Qorshaha Dhaxal-wareejinta Dekedda Berbera

Berbera (SLPOST)- Maareeyaha Dekedda Berbera Eng Cali Cumar Xoor-Xoor, ayaa sharraxaad ka bixiyey baadi-doon Xukuumaddu ugu jirto maal-gelin dibadeed oo lagu sameeyo dekedda Berbera...

“Waxaannu ku baaqaynaa in xorriyaddiisa loo soo celiyo guddoomiyaha HRC” – WARSAXAAFADEED, Xarunta Daaraasadka Siyaasadda

Hargeysa (SLpost)- Xarunta Daraasaadka Siyaasadda oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa si adag u cambaareysay Xadhig lagula kacay Guddoomiyihii Xarunta Xuquuqal Iinsaanka ee Hargeysa...

Cusbitaallada Yemen Oo Dawooyinkii Ka Dhamaadeen Iyo Dhaawacyada Oo Sii Kordhaya

Cadan, (SLP)- Cusbitaallada magaalada Cadan ayaa waxa ka sii dhamaanaya dawooyinka muhiimka ah, iyadoo dagaalka u dhaxeeya ciidanka dawladda oo ay taageerayaan xulafada Sucuudigu...

Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Garoowe Ee Al-shabaab Ku Beegsatay Shaqaalaha QM

Garoowe, (SLP)- Wararka kasoo baxaya qaraxa maanta ka dhacay xarunta maamul gobolleedka Puntland ee Garoowe kaasoo lagu dilay 10 ka mid ah shaqaalaha hay’adda...

Sababaha Keenay inay Qarraqanto Doon ay Saarnaayeen Boqolaal Muhaajiriin ah

Rome (SLpost)- Doon ay saarnaayeen boqolaal tahriibayaal ah, ayaa ku degtay badweynta Mediterranean-ka, iyadoo ay sabab u ahaydi tahriibayaasha saarna oo dhinac isugu wada...

AMISOM Oo Sheegtay In Weerar Al-shabaab Kusoo Qaaday Ay Kaga Dhinteen Tiro Askar Ah, Qaarna Kaga Dhaawacmeen

Muqdisho, (SLP)- Taliska guud ee ciidamada AMSIOM ayaa xaqiijiyay in saddex ka mid ah ciidamadooda lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay xoogag ka...

DAAWO: Safaaradda Somaliland Ee Itoobiya Oo Xarun Cusub Oo Ay Leedahay Xadhiga Laga Jaray

Hargeysa, (Somaliland oo dhisme ay leedahay u hirgelisay xarunta safaarada Somaliland ee dalka Itoobiya. Munaasibaddii furitaanka dhismaha safaaradaas oo ay ka qayb galeen shir-guddoonka golaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img