HomeItoobiya Oo Maalmo Baroor-diiq Ah Ku Xusaysa Muwaadiniin Kaga Dhimatay Saddex Waddan...

Itoobiya Oo Maalmo Baroor-diiq Ah Ku Xusaysa Muwaadiniin Kaga Dhimatay Saddex Waddan Iyo Badda Mediterranean-ka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

itoobiyaAddis Ababa, (SLP)- Dawladda Itoobiya ayaa sheegtay inay xus baroor-diiq ah u samaynayaan 28 qof oo u dhashay dalkaas ay dhawaan kooxda IS ku dishay gudaha dalka Libya

Af-hayeen u hadlay dawladdaas oo lagu magacaabo Ridwaan Xuseen inay samayn doonaan saddex cisho oo xus baroor-diiq ah oo lagu xusayo muwaadiniintaas lagu dilay Libya. Waxaanu intaas raaciyay in xuskaas ay ku jiraan saddex qof oo kale oo ah muwaadiniin u dhashay Itoobiya oo iyaguna lagu dilay kacdoonada isir nacaybka ah ee ka socda dalka Koonfur Afrika.

Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa maalinta bari ansixin doona saddexda maalmood ee xuska murugada ah ee dadka laga laayay loo samayn doono, iyadoo calanka dalkaasna hoos loo dhigi doono..

Muuqaal ay shalay baahisay kooxda xag-jirka ah ee IS ayay ku shaaciyeen iyagoo laynaya laba kooxood oo kiristaan ah oo u dhashay dalka Itoobiya, kuwaasoo ku noolaa dalka Libya.

“Dagaal-yahano afka duuban, isla markaana gacanta ku haya baastoolad ayaa sheegay in kiristaanku ay islaamaan ama ay bixiyaan lacag jzyo ah. Muuqaalkaas ayaa muujinayay kooxdaas Itoobiyaanka ah oo qaarkoodna rasaas lagu dilayo, qaarna qoorta laga jarayo.”

Dawlada Itoobiya ayaa sheegtay inay ka murugaysan tahay dhacdadaas, “May caddeyn markii hore in dadkaasi ay ahaayeen Itoobiyaan, waxaana baadhay oo arrintaas u hawl-gashay safaaradda Itoobiya ee magaalada Qaahira. Sida uu sheegay Af-hayeen Ridwaan Xuseen.

Redwan’s response in which he took the opportunity to warn Ethiopians leaving the country using various means has also angered many. “If this is confirmed, it will be a warning to people who wish to risk and travel to Europe through the dangerous routes,” Redwan told AP.

Subaxdii hore ee saakad kiniisadaha dalka Itoobiya ayaa cambaareeyay dilka loo gaystay muwaadiniinta dalkaas, iyadoo horena uu u cambaareeyay dalka Mareykanku.

Warkan ayaa kusoo beegmaya dhawr maalmood ka dib markii dalka Konfur Afrika lagu weerar ajaanibka Afrikaanka ah eek u nool halkaas, kuwaasoo ay ku jiraan dad u dhashay Itoobiya.

Sidoo kale waxa jira warar soo baxay maalintii Axadda oo sheegaya in doon siday tahriibeyaal ayay qarqoontay badda Mediterranean-ka, taasoo ay la socdeen muwaadiniin Itoobiyaan ah oo isugu jira rag iyo dumar

Dhinaca kale, dagaalka ka socda dalka Yemen ayaa lagu qabtay, kuwaasoo la rumaysan yahay in la laayay.

 

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories