HomeXarunta Daraasaadka Siyaasadda oo Fulinta Xukunnada Qisaasta ku tilmaantay tallaabo Xoojinaysa Ilaalinta...

Xarunta Daraasaadka Siyaasadda oo Fulinta Xukunnada Qisaasta ku tilmaantay tallaabo Xoojinaysa Ilaalinta Xuquuqda Aadamaha

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

CPA-logHargeysa (SLpost)- Xarunta Daaraasaadka Siyaasadda (CPA) oo fadhigeedu yahay magaalada Hargeysa, ayaa xukuumadda Somaliland ku taageertay fulinta xukunnada Qisaasta ah oo ay Xaruntu ku tilmaantay mid waafaqsan Diinta iyo Dastuurka Somaliland.

Xarunta Daaraasaadka Siyaasadda (Center for Policy Analysis), waxa ay tallaabadan xukuumadda Somaliland ugu dhiirratay fulinta Xukunnnada qisaasta ah ah ku tilmaantay inay jidaynayso xoojinta ilaalinta Xuquuqda Aadamaha isla markaana ay meesha ka saaray dilalka sida fudud loo geysto.

Sidaana waxa lagu sheegay war-murtiyeed ka soo baxay Xarunta Daaraasaadka Siyaasadda, waxaanu isaga oo dhammaystiran u dhignaa sidan:- “Xukuumadda Somaliland waxay xukunno qisaas ah oo ka dhacay degmada Mandheera ku fulisay lix nin, ka dib markii  maxkamadaha Soomaaliland ku xukumeen dil.

Somaliland  waa  dal  muslim  ah, dastuurkeeduna wuxuu ku salaysan yahay shareecada  Islaamka ah,  iyada  oo ay  ka  reebban  tahay  ku-dhaqanka xeerarka ka soo horjeeda  shareecada Islaamka, sida ku xusan dastuurka Somaliland  qodobkiisa 5aad, faqraddiisa 2aad.

Somaliland  waxay xaq u leedahay inay fuliso shuruucdeeda gaarka ah ee ku salaysan Shareecada  Islaamiga ah, iyada  oon ka talo galinaynin cid kale.  Qofna xaq uma laha inuu ku xadgudbo nafta qofka kale,  in  qof  uu  dilo qof kalena  waa xadgudub ka-dhan ah xuquuqda aadamaha.

Fulinta  qisaastani waxay horseedaysaa ilaalinta xuquuqda  adaamaha,  gaar ahaan inuu qofku ilaaliyo xaqa qofka kale, waxaanay meesha ka saaraysa in si hawlyar naf qof looga jari karo.  Waxa kale oo fulinta  qisaastani  horumar u  tahay fulinta dastuurka Somaliland  ee ku salaysan shareecada  Islaamiga ah  iyo fulinta axkaamta shareecada, sida ku xusan dastuurka Jamhuuriyadda  Somaliland  qodobkiisa  5aad faqradiisa 2aad.”

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories