HomeMuxuu ku Saabsan Yahay Shirka Safiirrada Somaliland ee Berri Hargeysa Ka Furmayaa?

Muxuu ku Saabsan Yahay Shirka Safiirrada Somaliland ee Berri Hargeysa Ka Furmayaa?

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargeysa(SLpost)- Shirkii u horeeyay ee ay ku kulmaan safiirada Somaliland u jooga dalalka dibadda ayaa bari la filayaa inuu ka furmo magaalada Hargeysa kadib markii wasiirka arrimaha dibadda Dr Sacad Cali Shire oo dhawaan xilkaasi loo magacaabay isugu yeedhay. Warsaxaafadeed lagu shaaciyay shirka ayay wasaaradda khaarajigu ku sheegtay in Somaliland ku taalo gobol ammaan darro saamaysay, islamarkaana Somaliland oo la gacan qabtaa door muhiim ah ka qaadan karto horumarintiisa.

Shirka danjireyaasha Somaliland ayaa ujeedkiisu yahay dib u eegista siyaasadda khaarajiga iyo dardar galinta citiraaf Somaliland ka hesho dunida. Waxa dib loo eegi doonaa diblamaasiyadda Somaliland dunida kula macaamisho ee ku saabsan habka citiraaf raadinta “Shirkani taariikhi ayuu u yahay Somaliland, si loo riixo citiraafka iyo si loo gabogabeeyo qaab-dhismeedka siyaasadda arrimaha dibadda,”ayuu ku yidhi wasiirka khaarajigu warsaxaafadeed, isagoo intaasi raaciyay in dhammaan wakiillada Somaliland u joogaan sidii loo dardar galin lahaa siyaasadda citiraaf raadinta.

Warsaxaafadeedka wasaaradda khaarajiga ayaa lagu sheegay in shirka oo soconaya muddo 5 cisho ah danjireyaasha lagu baraarujin doono borotokoolka aasaasiga ah ee diblamaasiyadda iyo la macaamilka saxaafadda, si loo dardar galiyo qaddiyadda Somaliland ku raadinayso citiraaf caalami ah. Kulanka ayaa sidoo kale noqonaya fursad lagu lafo guro sidii loo gunaanadi lahaa siyaasadda arrimaha dibada Somaliland. Natiijada kulankan ayaa la rumaysan yahay inay si buuxda albaabka ugu furi doonto in hay’addaha maaliyadeed ee caalamiga ahi maalgalin horumarineed Somaliland ka fuliyaan.

Somalilandpost.net

Hargeysa, Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories