Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

SOOMAALIYA: Khasaare Badan oo ka Dhashay Dagaal Dhexmaray Al-shabaab iyo Ciidamada Soomaaliya

Diinsoor(SLpost) -Ugu yaraan 11-qof ayaa ku dhintay, 15-qof oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal culus oo ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray...

Mucaaradka Suuriya oo ku Baaqay in la Sameeyo Maamul Cusub oo Dimuqraadi ah oo Asad iyo Inta Taabacsani aannay ku Jirin

SLpost- Ururada mucaaradka ku ah dowladda Suuriya ayaa shir ay dalka Sacuudi Carabiya ku yeesheen kasoo saaray qodobo ay doonayaan in la fuliyo ka...

SABOOLNIMO: Maxaa Sababa, Sideese Looga Gaashaaman karaa?

Saboolnimada ama faqrigu dhibaato weyn ayuu ku hayaa aadamaha, sidaa awgeed dhammaan shucuubta adduunku, haddii ay noqoto qaran, qoys iyo shaqsiba waxa ay had...

Dhibaatada Eydu ku Hayso Boorame iyo Wax-ka-qabasho La’aanta Dawladda Hoose

Magaalada Boorama e xarunta gobolka awdal oo xudun u noqotay inay ku noolaadaan eyda ugu badan qaar kamida magaalooyinka somaliland ku yaala , Eydani...

Guddoomiyaha UCID  oo ka Hadlay Khilaafka Xisbigiisa Una Jawaabay Moorgan iyo Maamulka Puntland

Hargeysa(SLpost) -Eng Faysal Cali Waraabe, hogaamiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid, ayaa wax fudud ku tilmaamay khilaafka cakiran ee ka dhex taagan hogaanka xisbiga...

HARGEYSA: Wasiiro Qado Sharaf ku Maamuusay Wafti Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ka Socda oo Somaliland ku Sugan

Hargeysa(SLpost)-Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye iyo wasiirka wasaaradda biyaha Baashe Cali Jaamac, ayaa maanta qado sharaf ku maamuusay weftiga dawlad degaanka...

“Sanduuqa Xisaabaadka Dawladda Hoose Shaqsi Looma Xanibi Karo” Maamulka Golaha Deegaanka Hargeysa

  Hargeysa(SLpost)-Xubno ka tirsan maamulka golaha Deegaanka Hargeysa ayaa maanta sheegay in aan sanduuqooda xisaabta la xanibi Karin, taasi oo maxkamadda gobolka Hargeysi shalay soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img