Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweynihii hore ee Turkiga oo Geeriyooday iyo Milicsiga hoggaamintiisii waddankaas

Ankara (SLpost)- Madaxweynihii hore ee Turkiga, Kenan Evren, oo waddankaas ku qabsaday afgenbi Milatari oo dhiig badan ku daatay sannadihii 1980-maadkii, ayaa ku geeriyooday...

Dawladnimo durugtay – W/Q: Faarax Maxamed

Waa taa mar labaad dib loo noqday. Hannaankii iyo habkii lagu ballamayna la garab maray. Waxa beri hore la isla qaatay in hab dimuqraadi oo...

Xukuumadda oo ka hadashay Diyaar-garowga Xuska 18-May oo sannadkan Habacsanaani ka muuqato

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa si kooban uga hadlay hanaanka u diyaar garowga xuska maalinta qaran ee 18-ka...

Ruushka oo Dhoolas-tus Milatari oo Cajiib ah ku xusay 70-guurada Guushii uu ka gaadhay Dagaalkii labaad ee Adduunka (Daawo Sawirrada)

Moscow (SLpost)- Dowladda Ruushka ayaa maanta u dabaal degtay 70-guuradii ka soo wareegatay guusha ay ka gaadheen dagaalkii labaad ee Adduunka oo Ciidamadii Midowgii...

Daawo Sawirrada Munaasibad Abaalmarin Caalami ah lagu guddoonsiiyey Guddoomiyaha HORNWATCH

San Francicso (SLpost)- Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqal Iinsaanka Geeska Afrika (Hornwatch) ahna Afhayeenka ururrada Xuquuqal-Aadamaha Somaliland, Saleebaan Ismaaciil Bullaale, ayaa habeen hore lagu guddoonsiiyey magaalada San...

Itoobiya oo soo bandhigtay Siday ugu heellan tahay Isticmaalka Dekedda Berbera iyo Hirgelinta Mashruuca Berbera Corridor

Dowladda Federaalka Itoobiya oo Khubaro Qiimayn ku samaysa u soo diratay Xaddiga iyo Qiimaha Isticmaalka Korontada Magaalooyinka waaweyn ee dalka   Addis Ababa (SLpost)- Wasiirka...

Hogaanka UCID Oo Qaadacay Heshiis Guddoomiyahoodu La Gaadhay Xisbiga Kulmiye

Hargeysa, (SLpost)- Musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee  UCID, Jamaal Cali Xuseen iyo guddoomiye ku-xigeenka 3-aad ee xisbigaas ayaa gaashaanka ku dhuftay heshiis uu guddoomiyahoodu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img