Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Muuse Biixi iyo C/raxmaan Cirro oo Is-dhaafsaday Weedho Kaftan siyaadadeed iyo Hanjabaado xambaarsan (VIDEO)

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani, Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa markii u horeysay Isku-haleelay Madal Il-yartu Is-qabatay oo...

Ballan-Ka-Baxa C/raxmaan Cirro Waxay Guul-darro U Tahay Hankiisa Siyaasadeed Iyo Himilada Mustaqbalka Wadani

Sharaf maamuus aynu dadka kale dheer nahay bay ahayd  inaan tashano oo gaadhno heshiis hadba markalad kastoo dalkeena lasoo gudboonaata ugana samata saarno xiliyada...

“Waxaan leeyahay mucaaradka doonaya inay mudaharaad dhigaan lama dhigi karo”

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde ayaa ka digay qabsoomida mudaharaad uu ku baaqay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI. Wasiirka oo...

Gabadh Soomaaliyeed Oo Ku Guulaystay Abaal-marin Caalami Ah Oo La Xidhiidha Xuquuqda Haweenka

London, (SLpost)- Ifraax Axmed oo ah gabadh Soomaaliyeed oo u ololeysa xuquuqda xuquuqda dumarka ayaa xalay abaal-marin caalami ah lagu guddoonsiiyay magaalada London. Abaal-marintan oo...

“November cidda soo jeedisay waa WADDANI, waa nasiib-darro inuu saxeexii ka baxay, Mudaharaadkana kulama socono” UCID

Hargeysa, (Slpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa ka hadlay mawqifkooda muddo kordhinta xukuumadda, go’aankii ay shalay guurtida u wada u gudbiyeen iyo wacad-furkii...

Abwaan HD Weedhsame oo Daahfuray Maansooyin Sawir ka bixinaya Xaaladda dalku ku sugan yahay xilligan

Hargeysa (SLpost)- Abwaan Xasan Daahir (Weedhsame), ayaa Kulan-Sugaaneed ballaadhan oo Habeen hore uu ku qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa ku soo bandhigay Maansooyin...

Qaramada Midoobay Oo Cambaareeyay Duqeynta Sucuudiga Ee Waqooyiga Yemen

Sacda, (SLpost)- Xidhiidhiyaha gargaarka qaramada midoobay ee dalka Yemen Johannes Van Der Klauuw ayaa cambaareeyey duqeynta aan kala joogsiga la hay nee ay waqooyiga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img