“Imika in ay Cid Kale oo aan Turkiga Ahayni na Dhexdhexaadiso Ayaannu Doonaynaa” Dr. Sacad Cali Shire
Hargaysa(SLpost)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Md Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay wada hadalada Somaliland iyo Somaliya,iyadoo dalbatay in cid kale oo dhexdhexaadisaa soo dhexgasho. Wasiirka...
24 SANNO: Aqoonsiga Somaliland Maxaa Hortaagan?
Muddadii 24 ka sannadood ahayd ee Somaliland dib ula soo noqotay dawladnimadeeda waxa u qabsoomay horumar iyo waxqabad bulshada caalamku u riyaaqday. Waxaa dib...
MAXAA KA DHEXEEYA DHAQANKA AADAMAHA, SIYAASADDA, SIYAASIGA, IYO HOGAAMINTA SHACABKA?
Hordhac Aragtida qoraal kani waa mid kulansiinaya arkaanta is-xukunka bulsho dawlad hoos joog ah, oo u dhaqan si gaar ah, u baahan barnaamij siyaasaddeed cajabiya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Magacaabay Safiirro Cusub
Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud ayaa goor dhawayd magacaabay safiirka wareega ee Somaliland iyo safiirka Somaliland u fadhiya dalka Kenya. Magacaabistan...
Muhiimada Kulan lagu Qiimaynayo Tayada Safiirada iyo Siyaasadda Dibadda ee Somaliland oo Maanta Hargeysa ka Furmay
Hargeysa(SLpost) -Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa maanta Hargeysa ka furay shirka safiirada Somaliland oo dib loogu eegayo aqoonta danjireyaasha iyo...
Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Wakiillada Oo Su’aalo Waydiiyey Wasiirka Macdanta
Hargeysa(SLpost)- Guddida ilaalinta hantida qaranka iyo dabagalka Musuqmaasuqa u qaabilsan golaha wakiillada Somaliland ayaa kulan xog-waraysi ah oo saacado qaatay maanta la yeeshay wasiirka...
PARIS: Shirkii Isbedelka Cimilada Adduunka oo la Isku Afgartay
Paris(SLpost) Kooxaha wadahadalladu ay uga socdaan magaalada paris ee dalka faransiiska ee ka arrinsanaya isbedelka cimilada ayaa gaadhay heshiis kadib toddobaadyo shirar adag ay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

