HomeDawladda Sweden oo Adkaysay Qaadashada Baasaaboorkeeda

Dawladda Sweden oo Adkaysay Qaadashada Baasaaboorkeeda

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Stokholm:(SLpost)-Dawlada Sweden ayaa maalintii shalay soo bandhigtay qorshe cusub oo lagu adkaynayo bixinta baasaboorka iyo mamnuuc la saarayo in lagu biiro ururada argagixisada loo aqoonsaday.

Dowlada ayaa sheegtay in si loo yareeyo dadka baasaboorka been abuurka ah ku soo gala wadanka in la adkayn doono in baasaboor la siiyo qofkii sheegtay in baasaboorkiisu ka lumay.

Qorshahan cusub oo ay isku raaceen dhamaan xisbiyada dowlada iyo mucaaradka marka laga reebo xisbiga Bidixda ayaa waxaa ugu muhiimsan in qofku aanu baasaboor cusub dalban karin 3 jeer ka badan shantii sano.

Waxaa sidoo kale dambi laga dhigay ku biiritaanka ururada argagixisada loo aqoonsaday sida ISIS, Al-shabaab iyo kuwa la mid ka ah.

Dowlada ayaa sidoo kale fasax loo siiyay in ay isticmaasho kaamirooyinka si ay ula socoto dhaqdhaqaaqa shacabka iyo sidoo kale waxaa degmooyin lacag lagu siin doonaa sidii ay uga hortagi lahaayeen dhalinyarada in xagjir laga dhigo.

Waxaa kale oo qorshaha ku jira in lacagta taageerada laga goosto masaajida looga shakiyo in ay faafiyaan xagjirnimada.

Guud ahaan qorshahan cusub ayaa ujeedada tahay in kor loogu qaado amaanka wadanka.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories