Itoobiya Oo Maanta Looga Dareeray Doorashooyin
Addis Ababa, (SLpost)- Dadweynaha Itoobiya ayaa maanta oo axad ah u dareeraya doorashooyinka guud ee dalkaas, taasoo ay ka qayb galayaan in ka badan...
“Burburkii wada-hadaladii Turkiga kaddib, wada-xaajood telefoon wuu na dhexmaray (Somaliland)” – Wasiirka Daakhiliga Soomaaliya
Muqdisho (SLpost)- Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay ku faraxsan yihiin nabada iyo horumarka Somaliland gaadhay, laakiin qabaan in midnimo ay qaadato lagu sii adkaan...
Hargeysa: Golaha Deegaanka oo dhagax-dhigay Machad Saxaafadda lagu baranayo oo lagu maamuusay Halyeygii Xorriyatul-qowlka Somaliland
HARGEYSA (SLpost)- Xildhibaannada golaha deegaanka Caasimadda oo uu hor kacayo Maayarka Caasimadda, ayaa maanta dhagax-dhigay dugsi cilmiga saxaafadda lagu baran doono, dugsigaas oo loogu...
Muxuu Xaaji Cabdi-waraabe ka yidhi in go’aankii Guurtida mid ka duwan ka soo baxo Wada-hadallada u socda Mucaaradka iyo Xukuumadda?
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-Waraabe) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida, ayaa xukuumadda iyo Mucaaradka ugu baaqay inay xal kama dambays...
Bogagga Taariikhda: Sooyaalkii Ibraahin Meygaag Samatar iyo Qoraalladiisii (Qaybta 2aad)
“…Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya,...
Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Daah-furay Shirkad Cusub Oo Kalluumaysi Oo Lagu Magacaabo LUGHAYA SEAFOOD
Lughaya, (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somailand Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ku daah-furay degmada Lughaya oo ka tirsan gobolka Awdal xeebtiisa galbeed shirkad kalluumaysi oo...
Wakiillada Oo Cod Ku Diiday Mooshin Wax Ka-bedel Iyo Kaabis Ku Samaynayay Xeerka Is-maamulka Gobollada Iyo Degmooyinka
Hargeysa, (SLpost)- Xildhibaannada golaha wakiillada ayaa cod gacan taag ah ku diiday mooshin wax ka bedel iyo kaabis ku samaynayay xeerka is-maamulka gobollada iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

