Home“Burburkii wada-hadaladii Turkiga kaddib, wada-xaajood telefoon wuu na dhexmaray (Somaliland)” – Wasiirka...

“Burburkii wada-hadaladii Turkiga kaddib, wada-xaajood telefoon wuu na dhexmaray (Somaliland)” – Wasiirka Daakhiliga Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

wasiirka daaakhiliga SoomaaliyaMuqdisho (SLpost)- Xukuumada Soomaaliya ayaa sheegtay inay ku faraxsan yihiin nabada iyo horumarka Somaliland gaadhay, laakiin qabaan in midnimo ay qaadato lagu sii adkaan karo.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka hadlayey kulan su’aalo lagu weydiinayey ayaa sheegay inuu jiro wada xaajood dhinaca telefoonka oo dhexmaray madaxda Somaliland, intii uu burburay shirkii wadaxaajoodka Turkiga, balse hadii ajendahu wadahadalku yahay go’itaan iyo midnimo aanay ku xidhin wad shuruudo ah.

“Annigu waxaan aaminsanahay dadka waqooyiga Soomaaliya (Somaliland) dega dadna midnimada ayey u doodaan dadna kala go’a, annaga (Soomaaliya) dadka midnimada u dooda ayaa nala jooga, dadka aanu wada hadlayno waa kuwa kala go’a u dooda, dawlada Federaalka wada hadalo shuruud la’aan ah ayey diyaar u tahay, hadii Somaliland wefdigooda ku soo darsadaan nin Muqdisho u dhashay annagu dhib uma aragno, fikirkooda ayuu wataa.

Burburkii wadahadaladii Turkiga ka dib, wadaxaajood telefoon wuu na dhexmaray, wadahadal dhexmara Somaliland iyo Soomaaliya waa muhiim, ajendaha miiska yaal waa midnimo iyo go’itaan, qofkan midnimada aaminsan adiga dhib kuguma hayo, maadama uu ogol yahay inuu ajendahii kaala hadlo, markaa waxaan qabnaa in Somaliland shuruudaha kale iska ilaawaan.

Xukuumada Soomaaliya iyo shacabka Koonfureed way ku faraxsan yihiin nabada iyo horumarka Somaliland ka jira, way taageersan yihiin, inay horumarto ayey rabaan, laakiin, midnimo inaan ku wada qurux badan nahay ayaan aaminsan nahay, oo wada jooga ku xoog badan nahay.

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories