Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Guddida African Nations Cup UK Oo Booqday Safaaradda Somaliland Ee London

London, (SLpost)- Guddida qabaqaabineysa koobka kubbadda cagta Africa ee UK ayaa booqasho sharafeed ugu yimid Safiirka Somaliland ee UK mudane Cali Adan Cawale. Guddida...

DAAWO: Dhacdo Yaab Leh Farxaddii Qalin-jabinteediyo Qaracankii Geerideedaa Ammin Qudha Ahaa

Arlington, (SLpost)- Aminah Jennifa Ahmed oo ahayd ardayad ka qalin-jabisay jaamacadda University of Texas at Arlington (UTA), gaar ahaan kulliyada Biology iyo Bussiness. Farxaddii Aminah...

Farriimihii Hillary Clinton Ka Dirtay Email-keeda Gaarka Ah Xilligii Ay Xilka Haysay Oo La Shaaciyay

Washington, (SLpost)- Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa bilawday in ay shaaciso qaybtii ugu horeysay, fariimihii ay Hilary Clinton ka dirtay emaikeeda gaarka ah...

BOGAGGA TAARIIKHDA: Sooyaalkii Ibraahin Meygaag Samatar iyo Qoraalladiisii

“…Haddii ay isku-fillaanshaha, dimuqraaddiyadda gudaha iyo maareynta xiisadaha ee wada-hadalka iyo qaababka nabadeed loo adeegsanayaa yihiin waxa Somaliland ka duwaya ama ka soocaya Soomaaliya,...

Waxaad Adiguba Diiday, Ha u Loogin Qayrkaa: Ma Siyaasad Xumo Xisbi-baa, Mise Waa La Kala Reer Wanaagsan Yahay?

Waxay ahayd horraantii sannadkii hore markii Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ay Golahooda u soo gudbiyeen Mooshin la doonayay in wax lagaga bedelo...

Mudane Madaxweyne, Kala Dooro Qaranka iyo Guurtida

Maanta waynu wada qirsanahay halka dalku marayo,waxaynu dhex muquuranay mawjado siyaasadeed oo murugsan.Halkaana waxa gaadhsiiyay go’aankii guurtida ee aan si qoto dheer oo cilmiyaysan...

Al-shabaab Oo Weerar Ku Qaaday Saddex Tuulo Oo Hoos Yimaadda Gaarrisa

Gaarrisa, (SLpost)- Kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanta dalka Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday saddex tuulo oo ka mid ah gobolka waqooyi bari ee dalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img