HomeHalista Hinaasuhu Ku Hayo Dhisida Qoys Cusub ”Sheeko Xiiso Badan”

Halista Hinaasuhu Ku Hayo Dhisida Qoys Cusub ”Sheeko Xiiso Badan”

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Waxaan doonayaa manta inaan halkan asxaabta kula wadaago sheeko aad u xiiso badan oo taabanaysa waayaha manta lagu jiro iyo waliga wakhtiyadac dhaxamaha badan ay jiraa waxa kala qabsaday lamaane doonayay inay guri cusub dhisaan  nolosha wadagan. Nin baa waxa uu doonay inuu iska guursado oo uu dhaxamaha ka xeroodo kana xoroobo cidlada iyo sariirta uu kaligii galgalanayo. Kadibna waxay is fahmee, is af-garteen inan aad u soo jiidatay oo naftiisu aad raali uga noqotay waxaana dhexmartay doodan soo socota;

xaliimo :faarax ma waxad doonaysaa inaan hoy wadaagno, nolosha wada qaybsano labadeenu?

faarax:haa waxan rabaa inaad nafta ila qaybsato oo aad ubad baariya ii dhasho
Xaliimo

: Madama oo aad i guursaneyso shuruudahayga hadal haka soo celin
Faarax:wayahaye soo daa bal aan kula eegee
Xaliimo : Jooji sigaarka iyo Qaatka
Faarax : wayahay
Xaliimo :Aqalka waa inaad xilli hore usoo hoyataa dee  maqrib ka diba iska soo caraab
Farax : Wayahay
Xaliimo : Daawashada Ciyaaraha Kubada waa in aad joojisaa
Faarax :Waayahay

 xalliimo:numberka telefonka aad sidato waa inaad bedeshaa oo qaadataa mid cusub                 faaraax:waayahay                                                                                                                                        xaliimo: alaabta gurigeena waa in aad dubay inoo dalabtaa oo aad inooga soo iibisaa

 faarax:waayahay

Xaliimo :Maxay kale ayad Iska deyn kartaa?
Faarax:  waxa kale oo aan iska dayn karaaaIn aan Ku guursado
Xaliimo: maxay kale ayaa iska dayn kartaa?
Faarax: in aan gabadh danbe waxba ka waydiinin guurkayaga iyo waxa ay diidan tahay ama ay jeceshay inan u sameeyo waa sida ayay kuula imanaysaa film kartoon iyo sheeko gaaban
xalimo:maaha oo waayo maxaa dhacay?
Faarax:dee adaan wax kuu soo bandhignoo markasad noo la imanaysaa hadal dheer, khudbadii jimcaha ayaad noo akhrinaysaa, ku lahaa maqribka soo xeroo, ciyaaraha ha daawan waxaan ku idhi kaftan ma doonayee waa iga dhab oo guur baan u socdaa
xaliimo: hayee maxaan yeelaa oo doonaysaa?
faarax: arimahan qaar waan kaa yeelayaa lakiin dee ha ila sii dabagalin oo ilaa daarada hasocon
xaliimo: waayahay gacaliye alla ma nin kaa wanaagsan baan helayaa sannadka raggiiba waa la kala boobaya, oo raggii qaaliga ahaa, saafigii aan badhaxa lahayn iyo gobtiiba waa la kala dataye
faarax: waayahay sidaas aan ku wada shaqayno anna waxaan kaa ilaalinayaa gabadh  kale oo aan kaa daba keeno iyo wax kaa keena hinaase ba’an iyo madaxwereerba
xaliimo: walaahi maansha allaaah hadaa waa nimco maansha allaah waayahay qalbi saafiyeeye wxaan ka baqayayba waa naag kale miyaanad maqal halhaysta dumarka ee qarniga lagu shaqeeyo “ naag walayba ka aad hesho ama hayso ku mitid oo yaanuu kaa ban bixin”
faarax:ok, ok ha ka baqan
xaliimo: waayahay.

Allaa mahad leh

Waa qalinkii: c/kariim sh. Maxamud c/laahi “suldaanka”

Suldaancabdi4@hotmail.com

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories