HomeCuntooyin u Wanaagsan Caafimaadka Caloosha oo si Fiican ula Dagaalama Calool-istaagga

Cuntooyin u Wanaagsan Caafimaadka Caloosha oo si Fiican ula Dagaalama Calool-istaagga

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Qaahira (SLpost)- Qormadan waxa ay soo bandhigaysaa dhowr ka mid ah cuntooyinka iyo cabbitaannada dalkeenna laga yaqaanno oo ay khubarada caafimaadku sheegeen in ay u fiican yihiin caafimaadka caloosha, dadka calool istaagga joogtada ah ka cawda iyo kuwa cillad caafimaad darro oo dhinaca dheefshiidka ahi haysana kula taliyeen in ay isticmaalaan.

  1. Cabbista bunka:

In badan ayaa ay khubarada caafimaadku ka digaan in maadadda Caffeine ee ku jirta bunku haddii ay jidhka ku badato aanay u fiicnayn caafimaadka, gaar ahaan dadka qaba cudurrada ay ka mid yihiin dhiigkarka iyo wadne xanuunka iyo khalkhal hurdada ah oo uu dadka qaar bunku ku keeno. Laakiin haddana waxa ay khubaradu taas mar kasta barbar wadaan sheegidda faa’idooyin caafimaad oo maadaddan iyo maaddooyin kale oo bunka ku jiraa u leeyihiin jidhka.

Qormo caafimaad oo shabakadda Al-Carab faafisay ayaanay ku sheegtay in bunka oo ay ku jirto maaddooyin caawiya isku soo ururidda muruqyada midhicirada weyn, taas oo marka ay soo ururto sabab u noqota in aanay saxaradu ku sii jirin karin.

  1. Cabbista biyaha:Qofka oo maalin kasta cabbi waaya biyo jidhkiisa ku filani waxa ay jidhka ku keentaa qallayl iyo calool istaag, sidoo kale waxa ay dhibaato caafimaad ku keentaa keliyaha, kaadi mareenka iyo caloosha. Khubarada caafimaadku waxa ay sheegaan in biyuhu ay caloosha jilciyaan, sidoo kalana ay miisaanka ridaan maadaama oo biyo badan cabbistoodu ay qofka ka hor istaagto in uu cunto badan cuno.
  2. Cabbista caanaha:Caanaha waxaa ku jira nafaqo dhamaystiran iyo maaddooyin cunto oo jidhka ka caawiya in uu si habsami ah u dhamaystiro hawsha dheefshiidka. Sidaa awgeed waxa uu qofka ka caawiyaa in aanay calooshu istaagin.

Somalilandpost.net

Xigashi-Geeska

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories