HomeSidee Ajar loo Shaqaysan Karaa adoo Hurda Furaashkaaga?

Sidee Ajar loo Shaqaysan Karaa adoo Hurda Furaashkaaga?

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Dad badan ayaa waxa ay u maleeyaan in ay hurdadu tahay geeri kaliya, oo u qofku haba yaraatee wax hawl ah qaban karin inta uu hurdo, xaqiiqduna way ka gaddisan tahay sidaas waayo Islamku waa diinta kaliya ee uu qofku ajar ka helayo saacadaha maalintii iyo kuwa habeenkiiba dhamaan, hadii uu hurdo iyo hadii kaleba, waa diinta kaliya ee adoonka ku xidha Ilaaha abuurtay saacad kaste, hadii uu wax cunayo, hadii uu dhar xidhanayo, hadii uu guriga ka baxayo iyo hadii uu hurdoba.

Mid kastaaba waxa uu leeyahay duco gaar ah oo ay tahay inuu qofku idhaahdo, xataa marka uu hurdo.

U niyee saacadaha yar eed hurudid in aad u nasanaysid sidii aad iskaga dul qaadi lahayd hawshii iyo daalkii kaasoo gaadhay maalinta, iyo si aad usii wadatid cibaadada uu Allah kugu faral yeelay, waayo qofka wayso qaata, salaatu layl tukada, isla markaasna subaxii ooga hore salaada u kaca Allahna xusa marka uu firaashkiisa tago waxa uu ka dhigan yahay qof cibaado ku jiray oo kale.

Akhri ducooyinka iyo adkaarta hurdada adiga oo macnahooda u fiirsanaya.

U niyee waysada aad wayso qaadanayso sidii aad ugu seexan lahayd dahaaro, sidaas hadaad yeeshona waxaad waqtigaad huruday ku qaadatay cibaado, Allah ha kuugu daro miisaanka xasanaadka e.

Gabagabo: Hawl kaste oo xalaal ah ood qabanaysid, hadii aad Allah dartii ula niyooto waxaad leedahay ajarkeeda…Waxa uu nabigeenii suubanaa NNKH yidhi:”Camalladu inkale maahee waa niyada, qofkastaana waa wixii uu niyaystay…”

By Farxaan Cilmi Caalin (f.jeesto)

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories