Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Caddeymo Xoojinaya In Koonfur Afrika Laaluush Siisay FIFA Oo La Helay

Pretoria, (SLpost)-  Madaxii hore ee xidhiidhka kubadda cagta ee Koofur Afrika warqad uu qorey oo si hoose loogu gudbiyay wargeys ka soo baxa dalkaasi,...

“Haddii Qaranku Garto In Xilka La Iga Qaado Waa La Iga Qaadi Karaa, Laakiin…”

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan , ayaa jawaab ka bixiyay eedo uu u jeediyay Wasiirkii hore ee Maaliyada Xuseen...

Telefishanka Al-jazeera Oo Warbixin Ka Diyaariyay Qaxoontiga Kusoo Qulqulaya Somaliland

Sanca, (SLpost)- Dagaalka culus ee u dhexeeya xoogaga isbahaysiga iyo fallaagada shiicada ee Yemen ayaa ku qasbay kumanaan qof in ay cagaha wax ka...

Guddoomiyaha Awdal Oo Ka Hadlay Odayaal Todobaadkan Loo Xidhay Khilaaf Ka Dhashay Hawlo macdan Qodis Ah

Boorama (SLpost) - Guddoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa ka hadlay odayaal salaasadii todobaadkan loo xidhay khilaaf ka dhashay hawlo macdan qodis...

Wasaaradda Shaqadda Oo Dejisay Siyaasadda Xuquuqda Caruurta

Hargeysa (SLpost)  - Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland, ayaa soo bandhigtay qorshe lagu dejinayo siyaasada qaranka ee xuquuqda ay caruurtu leeyihiin, kaas oo...

Madaxweyne Obama Oo Saxeexay Sharci Cusub Oo Amni

Washington, (SLpost)- Madaxweyne Obama waxa uu saxiixay xeer cusub oo Sanetka ay meel mariyeen, si loo xadido dowladda inay uruuriyo akhbaarta telefoonada, taas oo...

Mareykanku Muxuu Ka Yidhi Baadhitaanka FIFA?

Washingtong, (SLpost)- Waaxda cadaaladda ee dalka Mareykanka waxay soo saartay warbixin ku saabsan sida uu u dhacay musuqmaasuqa lagu eedeeyay FIFA iyo sida uu...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img