Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Shiinaha Oo Jabsaday Xogta Internet-ka 4 Milyan Oo Shaqaalaha Dawladda Mareykanka Ka Mid Ah

washington, (SLpost)- Aqalka cad ee Maraykanka ayaa sheegay in xafiiska maamulka shaqaalaha ee Maraykanku uu maalinta Isniinta ee soo socota bilaabi doono inay ogaysiiyaan...

“Berberi Waxay Leedahay Mustaqbal Ifaya Oo Dihin” James Jeffrey

Berbera, (SLpost)-“James Jeffrey oo ka tirsan . BBCNEWS.COM ayaa ka qoray warbixin  ka hadlaysa xaalada Berbera ay ku sugantay waqtigan, sidii ay taarriikhiyan beryo ahaan...

DAAWO: Warbixin Xiiso Badan Oo Telefishanka Channel 4 Ka Diyaariyay Aafada Tahriibka ee Da’yarta Somaliland

Telefishanka caalamiga ah ee Channel 4 ayaa warbixin xiiso badan ka diyaariyay dhibaatada tahriibka dhalinyarada reer Somaliland. HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTAAS OO DHAMAYSTIRAN:- https://youtu.be/Z0x8yW_05AM

Nuxurka Heshiis Ay Midawga Afrika Iyo Dawladda Jabuuti Ku Kala Saxeexdeen Addis Ababa

Addis Ababa, (SLpost)- Midawga Afrika iyo dawladda jabuuti ayaa kala saxeexday heshiis is-faham ah, kaasoo saamaxaya in guuto labaad oo ciidamada dalka Jabuuti ah...

Xisbiga Waddani Oo Dib Ugala Noqday Gaadhi Ay Hore Ugu Deeqeen Urur Samo-fal

Burco, (SLpost)- Ururka samo-falka Midnimo oo ka hawl-gala gobolada bariga Somaliland ayaa eedayn culus u soo jeediyay Xisbiga mucaaridka ah ee WADANI, kadib markii...

Tirada Dad Loo Haysto Weerarkii Jaamacadda Gaarrisa Oo Maxkamad Nairobi Ku Taalla Lasoo Taagay

Nairobi, (SLpost)- Maxakamad ku taalla magaalada Nairobi ayaa maanta la soo taagay shan qof oo lagu eedaynayo inay ka dambeeyeen weerarkii lagu qaaday Jaamacada...

DAAWO: Socdaal Ay Wasiirrada Xanaanada Xoolaha Iyo Deegaanku Ku Tageen Banka Qool-cadey

Wasiiradda wasaaradaha xanaanadda xoolaha iyo deegaanka ayaa socdaal ku tagey Banka Qool-cadey ee degmadda Sallaxley iyo baahiyaha ay dadka deegaanku dalbadeen in wax lagala...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img