Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamadda Sare Oo Xilkii La Wareegay

Hageysa, (SLpost)- Guddoomiyaha Cusub Ee Maxkamada Sare Ee Somaliland Aadan X Cali Axmed ayaa xilkii kala wareegay guddoomiyihii hore ee maxkamada sare. Xaflada xilka ay...

Axsaabta Mucaaradka Ah Ee Dalka Itoobiya Oo Sheegay Inay Qaadici Doonaan Natiijadii Doorashadii Bishii Hore Qabsoontay

Addis Ababa, (SLpost)- Xisbiga mucaaradka ah ee dalka Itoobiya ee lagu magacaabo Ethiopian Democratic Party (EDP) ayaa ku dhawaaqay inaanay aqbali doonin natiijada doorashadii...

Guddoomiyaha UCID Oo Shir Caalami Ah Kaga Qaybgalaya Dalka Jarmalka

Berlin, (SLpost)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa shir caalami ah kaga qayb geli doona dalka Jarmalka, sida lagu...

“Wasiirkii Aan Taageerayn Aftida Kasii Mid Ahaanshaha Ama Ka Bixitaanka Midawga Yurub Ha Is-casilo” Cameroon

London, (SLpost)- Rai'sal wasaaraha Ingiriiska David Cameron ayaa sheegay inuu dhamaan golaha wasiirada ka sugayo inay ku taageeraan qorshihiisa Midawga Yurub. David Cameroon oo ka hadlaya...

Somaliland Oo Suuq Cusub U Raadinaysa Dhoofinta Xoolaha

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda  Xanaannadda xoolaha ee Somaliland , ayaa sheegay in ay suuq cusub oo loo dhoofiyo xoolaha u raadinayaan, isagoo xusay in...

Xubno Ka Mid Ah Guddigii Ka shaqaysay Ictiraafkii Cardiff oo Hargeysa Lagu Soo Dhoweeyey

Hargeysa, (SLpost)- Xubno ka mid guddidii kasoo shaqaysay ictiraafkii magaalada Cardiff ee dalka UK ayaa dalka lagu soo dhaweeyay, isla markaana ka hadlay dareenkooda. https://youtu.be/QJ4XO_oWlU4

Guddoomiyaha Guurtida: Af-hayeen Xilkii Uu Hayay U Magacaabay Cid Kale

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa maanta u magacaabay Af-hayeen cusub oo uu sheegay in golahaasi yeelan doono. Sida qaanuunnada caalamku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img