Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Warbixiyay Hanaanka Uu Dalka Uga Bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe

Wasiirka Waxbarashada Oo Ka Warbixiyay Hanaanka Uu Dalka Uga Bilaabmay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta...

Madaxweyne Ku-xigeenka Oo Ka Qayb-galay Xuska Maalinta Deegaanka Adduunka Oo Hargeysa Lagu Qabtay

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweyne ku xigeenka Jmahuuriyada Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ahna ku simaha madaxweynaha Somaliland ayaa ka qaybgalay xaflad balaadhan oo lagu...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Gaadhay Imaaraatka Carabta Iyo Qaabkii Loo Qaabilay

Dubai, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii balaadhnaa ee uu hogaaminaayey ee u safray Imaaraadka Carabta ayaa qadar saacado ah...

Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dhexe Oo Saaka Dalka Ka Bilaabmay

Hargeys, (SLpost)- Imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2014-2015 ee fasallada afraad ee dugsiyada sare iyo Sideedaad ee dugsiyada dhexe, ayaa saaka si rasmi...

Jaaliyada Reer Somaliland Ee Minnesota Oo Casho-sharaf U Sameeyay Af-hayeenka Madaxtooyada

Minneapolis, (SLpost)- Afhayeenka Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul oo ku guda jira safarkiisi uu ku maraayey wadama Canada iyo Maraykanka ayaa waxa Xaflad...

Barcelona Oo Ku Guulaystay Koobka Champions, Ka Dib Markii Ay Juventus Ka Badisay

Kooxda Barcelona ayaa si awood leh ugu guuleystay koobta tartamada Yurub ee champions league ka dib markii 3-1 ay kaga adkaadeen Juventus. Ciyaarta oo ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img