Home"Wasiirkii Aan Taageerayn Aftida Kasii Mid Ahaanshaha Ama Ka Bixitaanka Midawga Yurub...

“Wasiirkii Aan Taageerayn Aftida Kasii Mid Ahaanshaha Ama Ka Bixitaanka Midawga Yurub Ha Is-casilo” Cameroon

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

London, (SLpost)- Rai’sal wasaaraha Ingiriiska David Cameron ayaa sheegay inuu dhamaan golaha wasiirada ka sugayo inay ku taageeraan qorshihiisa Midawga Yurub.
david-cameron (1)

David

Cameroon oo ka hadlaya kulanka todobada dal ee uu dhaqaalahoodu horumaray ee loo yaqaano G7 ee ka socda Germany, ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay inuu samayn doono isbedello ku filan, laakiin wuxuu tilmaamay in wasiirkii aan taageeraynin uu is-casilo.

Ra’iisal wasaaruhu waxa kale oo uu sheegay inuu aragti furan ka qaadan doono waqti u yeelida aftida ka bixida ama ka sii mid ahaanshaha midawga Yurub.

Arrintani waxay timi, ka dib markii madaxwayne Obama uu ku dhawaaqay inuu doonayo in Ingiriisku ay ka sii mid ahaadaan Midawga Yurub.

Ra’iisal wasaaruhu wuxuu tilmaamay in qofkii doonaya inuu dawladda ka sii mid ahaado in looga baahan yahay in uu qaato aragtidooda ay ku doonayaan in dib loola xaajoodo Midawga Yurub, taasoo ah in afti la qaado, taasina ay horseedi doonto natiijo wax ku ool ah.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories