Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Ciidamada Ammaanka Oo 7 Nin Oo Dabley Ah Iyo Hubkoodii Gacanta Ku Dhigay Iyo Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay

Hargeysa, (SLpost)- Ciidamadda booliska ayaa hawl-gal ay ka  sameeyeen  koonfurta Hargaysa waxay ku soo qabteen todoba nin oo ka mid ahaa  dabley hubaysan, baabuur...

DILA ILAA DELHI – W/Q: Cabdirasaaq Askar

Waxaan xalay shaashadaha warbaahinta qaar kamid ah ka dheehday; shakhsiga ku magacaaban Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland , oo ka sheekeynayey socdaal uu sheegay inuu ku...

Olole lagu qaaday Kawaanka Xoolaha ee Hargeysa oo Cayayaan ku dhashay

Hargeysa (SLpost)- Dowladda Hoose ee Hargeysa, ayaa olole nadaafadeed ka fulisay kowaanka lagu gowraco Xoolaha ee magaalada Hargeysa oo cayayaan ku dhashay. Ololaha nadaafadeed oo...

Al-qaacida Oo Caddeysay In La Dilay Hogaamiyahoodii Yemen

Mukallah, (SLpost)- Ururka Al-qaacida ee dalka Yemen ayaa xaqiijiyay in hogaamiyahoodu ku dhintay todobaadkii la soo dhaafay weerar xagga cirka ah oo uu Mareykanku...

Midawga Afrika Oo Khubaro Milateri U Diraya Dalka Burundi

Johannesburg, (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha Afrika ee shirka ku yeeshay dalka Koonfur Afrika ayaa ku heshiiyey inay khubaro milateri u diraan dalka Burundi, ka dib markii...

Masuuliyiin Xukuumadda Ka Tirsan Iyo Khubaro Ka Socota Imaaraadka Carabta Oo Gaadhay Deegaanka Adhi-caddeeye

Laascaanood, (SLpost)- Wefti balaadhan oo Isugu Jira Xukuumada Somaliland iyo Dawlada Imaaraadka Carabta ayaa shalay gaadhay Tuulada Adhicadeeye ee Duleedka Magaalada Laascaanood. Weftigan ayaa qiimayn...

Shirkadda Dahabshiil oo Gaadiid ay Leedahay Dad Qaxoonti ah kaga soo Daabushay dalka Yemen

Berbera (SLpost)- Dooni ka mid ah gaadiidka badda ee shirkadda Dahabshiil, ayaa dad qaxoonti ah oo si bilaash uga soo qaaday dalka Yemen soo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img