Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Wasiirka Madaxtooyada Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Waxyaabihii Ugu Muhiimsanaa ee Weftiga Madaxweynaha Iyo Masuuliyiinta Imaaraadku Ka Wada Hadleen

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland,Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan,ayaa ka hadlay midh-dhalka Safar uu Madaxweyne Siilaanyo iyo Wafdi uu hogaaminayaa ay in ka...

Af-hayeen Dhuxul Oo Ka Hadlay Safar Uu Ugu Maqnaa Dalka Mareykanka

Hargeysa, (SLpost)- Af-hayeenka madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul oo muddooyinkii u dambeeyay safar ugu maqnaa Mareykanka ayaa maanta dalka kusoo laabtay, kana safarkiisa. Afhayeenka oo...

My Focus on Border Dispute between Somaliland and Puntland

The political map of Africa that shows its independent countries had not been made by African nations, by the United Nations, or by the...

Hay’adda Human Rights Watch Oo Ciidamada Amniga Kenya Ku Eedaysay Xad-gudubyo Ka Dhan Aadamaha

Nairobi, (SLpost)- Hay’adda Human Rights Watch ee u ol’oleysa xuquuqda aadamaha ayaa sheegtay in tallaabooyiinka ciidamada amniga ee Kneya, ka dib weerarada Al-shabaab ay...

Wasiirka Gaashaan-dhiga Oo Ka Hadlay Taliyihii Guutadda 3-aad Ee Milateriga Sanaag Oo Ceerigaabo Lagu Dilay

Hargeysa, (SLpost)- Taliyihii ciidamadda koofiyad-casta milateriga ee guutada 3-aad marxuum gaashaanle Siciid Cabdi Warsame, ayaa habeen hore lagu toogtay magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka...

Koonfur Afrika Oo Shaki Galisay Joogitaanka Al-bashiir Ee Johannesburg Iyo Mareykanka Oo Qabashadiisa Ku Baaqay

Johannesburg, (SLpost)-  Maxkamad ku taalla Koonfur Afrika ayaa kordhisay amar madaxweynaha Suudaan ka mamnuucaya inuu dalkaasi ka baxo. Cumar Al-Bashir ayaa Koonfur Afrika kaga qayb...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qodobbeeyay Waxyaabihii Ay Ka Wada-hadleen Masuuliyiinta Imaaraadka

Hargeysa, (SLpost0- Madaxweynaha Somaliland iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa shalay dalka kusoo laabtay, ka dib safar qaatay muddo siddeed maalmood ah oo ay ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img