HomeAl-qaacida Oo Caddeysay In La Dilay Hogaamiyahoodii Yemen

Al-qaacida Oo Caddeysay In La Dilay Hogaamiyahoodii Yemen

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Mukallah, (SLpost)- Ururka Al-qaacida ee dalka Yemen ayaa xaqiijiyay in hogaamiyahoodu ku dhintay todobaadkii la soo dhaafay weerar xagga cirka ah oo uu Mareykanku qaaday, waxaana la dhintay laba qof oo kale.Al-qaeda

Muuqaal la soo dhigay Internetka ayaa lagu sheegay in Nasir Al-wuhayshi lagu dilay weerar ay qaaday diyaarad aan duuliye lahayn oo ka dhacay magaaladda dekedda leh ee Mukallah ee gobolka Xadrumoot.

Nasir Al-wuhayshi ayaa ahaa dadka aadka ugu dhaw hogaamiyihii hore ee ururka Al-qaacida Usaama Bin Ladin.

Kooxdiisa oo loo yaqaano Al-qaacidada Jasiiradda Carabta ayaa waxay mas’uul ka ahayd dhawr mu’aamaradood oo ka dhan ahaa dalka Mareykanka. Sidoo kale, wuxuu ururkaasi ka dambeeyay weerarkii ka dhacay magaaladda Paris ee lagu qaaday wargeyskii Chalie Hebdo.

Afar Mas’uul oo sare oo ka tirsan ururkan ayaa dhawrkii bilood ee ugu dambeeyay lagu dilay weerarada cirka ee uu Mareykanku qaaday. Waxaana soo baxaya warar la isla dhexmarayo oo sheegaya in laga yaabo in ururka dhexdiisa ay ku jiraan dad u shaqeeya ciidamada sirta.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories