Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Wada-hadalladii Dhinacyada Siyaasadda Yemen Uga Socday Geneva Oo Burburay

Geneva, (SLpost)- Wada-hadalladii dhinacyada isku haya Yemen ee ka socday caasimadda Switzerland ee Geneva oo burburay, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda ee dawladda Yemen ee...

Eng. Xuseen Ibraahim Buuni Oo Ka Mid Ah Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Baaq U Diray Bulshada Xaafadda Daami

Hargeysa, (SLpost)- Eng. Xuseen Ibraahim Buuni oo kamid ah Golaha dhexe ee xisbul xaakimka KULMIYE ayaa ugu baaqay bulshada iyo waxgaradka ku dhaqan xaafadda...

Wasaaradda Dib U Dejinta Oo Deeq Raashin Ah U Qaybisay Qaxoonti Yemeniyiin Ah

Hargeysa, (SLpost)- Wasaaradda dib u dejinta Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shalay u qaybisay raashin loogu tallo-galay inay ku afuraan bisha barakaysan ee Ramadaan, dadka ka...

Guddoomiyaha Selal Oo Ka Hadlay Dhismayaal Xuduudka Jabuuti Ku Dhow Oo Ay Burburiyeen

Saylac, (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Selal Cabdirisaaq Waabari Rooble,ayaa ka war bixiyay dhismayaal sharci darro ah oo kooxo kootarabaan ay ka dhiseen meel u dhow...

Waddamada Ugu Qaxoontiga Badan Adduunka Oo La Shaaciyay

Istanbul, (SLpost)- Waddamada Suuriya iyo Agaanistaan ayaa noqday halka ay ka yimaadaan qaxoontiga ugu badan adduunku sannadkii hore, iyadoo tirada dadka ay colaaduhu ay...

Obama Oo Noqonaya Madaxweynihii Ugu Horeeyay Ee Mareykan Ah Ee Booqda Itoobiya

Washington, (SLpost)- Madaxweyne Barack Obama ayaa noqon doona madaxwaynihii ugu horeeyay ee Maraykan ah oo isaga oo xil haya booqda dalka Itoobiya sida ay...

Axkaamta Soonka – Qaybta 3aad

Maxaa karaahiyo ah marka aad sooman tahay? In aad soonto maalinta shakiga (sida in la arki waayo bisha, Shacbaanna aan la dhammaysan In aad soonto sannadka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img