Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

“Hankaygu Wuxuu Gaadhsiisan Yahay Inaan Isu Soo Taago Madaxweyne” Wasiirka Duulista

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka wasaaradda duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay inuu hankiisa gaadhsiisan yahay musharaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE. Maxamuud Xaashi oo maanta...

Axkaamta Soonka – Qaybta 4aad

Faa’idooyinka timirta Timirtu waa geed loo bogay guud ahaan manaafacaadkiisa, gaar ahaanna macaankiisa. Waxa lagu ammaanay Diinta Islaamka marar badan, yadoo sidoo kale uu Rasuulku...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Socdaal Aan Hore Loo Shaacin Oo Uu Ugu Kicitimay Itoobiya

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hogaaminayo ayaa safar aan hore loo sii shaacin maanta ugu ambabaxay dalka...

Wasiirka Maaliyadda Oo Isku Bedel Ku Samaysay Qaar Ka Mid Ah Masuuliyiinta Wasaaradda

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Wasaarada Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa  isku bedel ku samaysay masuuliyiinta waaxyaha wasaaradda. Digreeto ay wasiir Samsam soo saartay 20-kii...

Madaxweyaha Oo Cusbitaalka International Ee Magaalada Hargeysa Ku Booqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Xanuun Kusoo Booday

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa cubitaalka International ee magaalada Hargeya ku booqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun...

Xubno Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo Cusbitaalka Guud Ku Booqday Dhalinyar Boolisku Dhaawaceen

Hargeysa, (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo uu hoggaaminayey xoghayaha Qorsheynta Xisbigaas Eng. Cabdirashiid Maxamuud Cali (Riyo-raac), ayaa maanta Cisbitalka...

Madaxweynaha Koonfurka Afrika Oo Gacan Ka Gaystay Sidii Uu Dalkiisa Uga Dhoofi Lahaa Dhiggiisa Suudaan

Johannesburg, (SLpost)- Saraakiil ka Tirsan Xukuumadda Koonfur Afrika ayaa u sheegay  wargayska Mail & Guardian  in madaxwaynaha dalkaasi Jacop Zuma uu gacan wayn ka gaystay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img