HomeWaddamada Ugu Qaxoontiga Badan Adduunka Oo La Shaaciyay

Waddamada Ugu Qaxoontiga Badan Adduunka Oo La Shaaciyay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Istanbul, (SLpost)- Waddamada Suuriya iyo Agaanistaan ayaa noqday halka ay ka yimaadaan qaxoontiga ugu badan adduunku sannadkii hore, iyadoo tirada dadka ay colaaduhu ay ku qasbeen inay guryahooda ka qaxaan adduunka ay kor u kacday 59.5 milyan, sida ay sheegtay hay’adda qaxoontiga ee qaramada midoobay.

Sarkaalka ugu sareeya UNHCR Antonia Guteress isagoo tilmaamaya waddamada Suuriya, Afgaanistaan, Ciraaq iyo Burundi inaanu rajo ka qabin in sannadkan 2015 ay wax hagaagaan, waxa uu sheegay inay jiraan colaado is-huwan oo cusub, kuwaasoo Suuriya iyo Ciraaq ka dhigay kaalinta koowaad, iyadoo aan xal loo hayn colaadihii hore.

Warbixintan ayaa kusoo beegmaysa waqti ay Yurub ku hawlan tahay la tacaalida muhaajirihiin kaga soo qulqulaya waddamada Afrika iyo Aasiya.

Hayadda UNHCR ayaa tirada ku qiyaastay 59.5 milyan oo qof dunida oodhan in dagaaladu ay barakiciyeen dhamaadkii sannadkii hore, waxaana ka mid ah 32.2 milyan oo ku barakacay gudaha dalalkooda, taasoo ka sareysa tirada sannadkii 2013-kii oo ay ahayd 51.2 oo qof, tiradaas oo ah tii ugu badnayd taniyo intii ay qaramada midoobay bilawday ururinta tirada qaxoontiga adduunka horaantii sannadkii 1950-kii.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories