Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Wasiirkii Hore Ee Shaqada Oo Geeriyooday

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa  waayeelka, waxgaradka, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii,...

Faransiiska Oo Si Cadho Leh U Sheegay Inaanu U Dulqaadanayn Basaasida Mareykan, Safiirkoodiina Uga Yeedhay

Paris, (SLpost)- Dawladda Faransiiska ayaa sheegtay inaanay u dulqaadanaynin basaasnimada uu Maraykanka ku sameeyey Madaxweyne Hollande. Arrinkan ayaa yimi ka dib markii Wikileaks ay shaacisay...

Somaliland Oo Ku Guulaysatay Beerista Lawska Oo Tayo Sare Leh

https://youtu.be/kkI6d6UvK6c Hargeysa, (SLpost)- Dhulka Somaliland ayaa markii ugu horraysay laga hirgeliyay beerashada midhaha Lawska oo waxtar weyn u leh nolosha aadamaha, isla markaana ah dallagyadda...

Wikileaks Oo Baahisay In Mareykanku Basaasay Madaxweynaha Faransiiska

Paris, (SLpost)- War-baahiyaha Wikileaks ayaa daabacay dokumantiyo uu ku sheegay in laamaha amniga ee Mareykanku ay basaaseen madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande, iyo labadii madaxweyne...

Masuuliyiinta Warfaafinta Oo Booqasho Ugu Tegay Abwaan Sooraan Oo Xanuun U Jiifa Cusbitaalka Ku ...

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiinta  ugu  saraysa  wasaaradda  warfaafinta,   dhaqanka iyo wacyigelinta ee  Somaliland ayaa shalay booqasho ugu tegay  Seekh C/laahi Diiriye Sooraan oo muddo dheer si...

DAAWO Qaybta 5aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Halkan ka daawo Qaybta Afraad ee Taariikhda Tataarka oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxaanu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka.

Axkaamta Ramadaanta – Qaybta 7aad

Ma jiraan shuruudo kale oo haddii la sameeyo soonku jabayo? Haddii qofku isaga oo aqoon u leh arrimaha aynnu kor ku soo xusnay midkood sameeyo...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img