Kulanka Tayeynta Shaqaalaha Dawlada oo la soo GaboGabeeyay
Hargeysa, (SLpost)- Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada Prof Maxamed Mixile Boqore ayaa shalay soo gabo gabeeyay Kulan hawleed lagu naaqishayay tayaynta Shaqaalaha Dawlada. HALKAN KA DAAWO:- https://youtu.be/3O3oSx2l4Rc
Qaramada Midoobay Oo Sheegtay Inay Cuna-qabatayn Saartay Lix Sarkaal Oo Reer Koonfur Suudaan Ah
Juba, (SLpost)- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunaqabatayn ku soo rogay lix sarkaal oo u dhashay dalka Koonfurta Sudan oo lagu eedeeyay inay...
Axkaamta Ramadaanta (Qaybtii 14aad) – Fadliga cibadaada habeenkii (2aad)
Habka loo tukada salaadda habeenkii waa qofka oo aan isku darin wax laba rakcadood ka badan sida Rasuulka CSW ka sugan, “Salaadda habeenkii waa...
Caawa iyo Jewigii Furitaanka Tartanka Kubadda Koleyga Bisha Ramadan oo loogu magac-daray Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed Faarax
Hargeysa (SLpost)- Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Yuusuf Cismaan Garas ayaa caawa si rasmi ah u furey tartanka Bisha Ramadaan Ee Kubadda...
Mareykanka Iyo Cuba Oo Safaaraddahoogii Dib U Furaya
Washington, (SLpost)- Waddamada Mareykanka iyo Cuba ayaa ku heshiiyey inay safaraadahoodii dib uga furtaan caasimaddaha Washington DC iyo Havana. Madaxweyneyaasha dalalkaasi ee Barack Obama iyo...
Qaxoonti ka soo Cararay Dagaaladda Yeman Oo Xalay Soo Gaadhay Saylac
Saylac, (SLpost)- Badhasaabka Gobolka Salel Mr. Cabdirisaaq Waabari Rooble, ayaa sheegay in xalay ay dekadda Saylac soo gaadheen 14 qof oo qaxoonti ah oo...
Xukuumadda Oo Muddaysay Wada-hadal Ay La Galayso Kooxda Khaatumo
Laascaanood (SLpost)- Xukuumadda Jamhuuriyada Somaliland ayaa sheegtay inay wada hadal iyo waan-waan toos ah ay la galayaan kooxda la magac baxday Khaatumo ee ka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

