Qaramada Midoobay Oo Dhaleeceeyay Doorashadii Burundi
Bujumbura, (SLpost)- Goob-joogeyaasha Qaramada Midoobay ayaa dhaleecaysay doorashooyinka baarlamaanka iyo kuwa dawladda hoose ee Isniintii ka dhacay dalka Burundi. Goob-joogeyaasha ayaa sheegay in xaaladda ka...
Axkaamta Ramadaanta (Qaybtii 15aad) Fadliga cibaadada habeenkii
Ramadaan waa bil cibaaddo, wax kasta oo san oo la sameeyo bishaa abaal gudkeedu waa mid la labban laabo, dheeraadka bishu wadato awgeed. Sidoo...
Xildhibaan Cali-Barre Oo Cambaareeyey Jidh Dil La Sheegay In Aqalka Madaxtooyada Loogu Geystey Mudane Xasan Cawaale Caynaan
Hargeysa, (SLpost)- Xildhibaan Cali Maxamed Aadan (Cali-barre) oo katirsan Aqalka Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa si kulul u cambaareeyey dhaawacyo iyo jidh-dil la sheegay inay...
“Waxaan idiin balan qaadayaa inaanu annagoo isticmaalayna diblomaasiyad aynu jaadka Miirooga gaadhsiin doono Somaliland” Ruto
Hargeysa, (Slpost)- Madaxweyne-xigeenka wadanka Kenya William Ruto ayaa sheegay in dawladooda oo adeegsanaysa diblomaasiyad ay ganacsiga jaadka Miirooga gaadhsiin doonto Jamhuuriyadda Somaliland. Mr. William Ruto,...
Shirkadda FACEBOOK Oo Xafiis Cusub Ka Furatay Afrika
Johannesburg, (SLpost)- Barta bulshadu ku wada xidhiidho ee FACEBOOK ayaa la sheegay in isticmaalkiisa dadka ku nool qaaradda Afrika ay kor u kacday muddooyinkii...
Wasiirro Ka Warbixiyay Halka Uu Marayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaaladda Burco
Burco, (SLpost)- Kulan balaadhan oo lagaga wada hadlayo biyo balaadhinta Burco oo ay ka qayb galeen Wasiirro Maamulka gobolka Togdheer iyo degmada Burco masuuliyiinta...
Booliska Boorame Oo Qabtay Xildhibaan Soomaaliya Ka Yimi Oo Hargeysa Ka Soo Degay iyo Guddoomiye Ramaax Oo Ka Hadlay
Hargeysa(SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa wasaaradda Arrimaha gudaha iyo waaxda Socdaalka ee Hargeysa ku canaantay xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

