Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Siilaanyo Oo Abaal-marinno Kala Duwan Guddoonsiiyay Arday Kaalmaha Hore Ka Galay Tartanka Qur’aanka Kariimka Ah

Hargeysa, (SLpost)- Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu shalay Abaalmarino kala duwan gudoonsiiyey Ardaydii ku guulaysatay Tartanka Qur”aanka kariimka ah ee ka...

Axkaamta Ramadaanta (Qaybtii 13aad) – Fadliga cibadaada habeenkii

Ramadaan waa bil cibaado, wax kasta oo san oo la sameeyo bishaa abaal gudkeedu waa mid la labban laabo, dheeraadka bishu wadato awgeed. Sidoo...

Madaxweyne Siilaanyo oo Golihiisa Wasiirada ku soo kordhiyey Siyaasi Mucaarad ku ahaa Xukuuumaddiisa

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa digreeto uu caawa soo saaray magacaabis iyo isku-beddel ku sameeyey xubno ka tirsan golihiisa...

TACSI Tiiraanyo Leh; Marxuum Buraale Daahir Qolombi oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa

Dhammaan Ilma Iid Kaariye Samaatar, Dhammaan Ilma Maxamuud Kaariye Samatar, dhammaan Ilma Mowliid Kaariye Samatar, dhammaan ilma Maxamed Kaariye Samatar, dhammaan Ilma Keyse Kaariye...

Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE Oo Si Wada-jir Ah U Sheegay Inaanay Ka Bixin Heshiiskii Axsaabta

Hargeysa, (SLpost)- Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa maanta si wadajir ah u caddeeyey in aanay marnaba ka bixin heshiiskii ay...

Hay’adda Shaqaalaha Oo Tabobar U Qabatay Qaar Ka Mid Ah Waaxyaha Dawladda

Hargeysa, (SLpost)- Hay'addaShaqaalaha dawlada ayaa tababar u furtay agaasimayaasha waaxyaha shaqaalaha iyo shaqadaee wasaaradaha iyo hay'adaha dawlada, tababarkan oo qayb ka ah qorshaha  kor...

DAAWO: Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Ammaanka Dalka

Hargeysa, (SLpost)- Wasiir ku xigeenka Amniga ee   wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Md Cabdi daahir cammuud oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Xafiiskiisa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img