HomeQaxoonti ka soo Cararay Dagaaladda Yeman Oo Xalay Soo Gaadhay Saylac

Qaxoonti ka soo Cararay Dagaaladda Yeman Oo Xalay Soo Gaadhay Saylac

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Saylac, (SLpost)- Badhasaabka  Gobolka Salel Mr. Cabdirisaaq Waabari Rooble, ayaa sheegay in xalay ay dekadda Saylac soo gaadheen 14 qof oo qaxoonti ah oo ka soo cararay colaadaha ka oogan dalka Yeman.

Badhasaabka Salel oo xalay u waramayay wargeyska DAWAN, ayaa sheegay in dadkan qaxoontiga ah ee tabaalaysan ay dejiyeen isla markaana ay marti-gelinayaan. “Waxa caawa(xalay) xeebta Saylac soo gaadhay qaxoontigii ugu horeeyay ee ka soo cararay dagaaladda ka socda dalka Yeman, kuwaasi oo ah 14 qof oo carab ah oo dhammaantood ka soo qaxay magaaladda Cadan ee dalka Yeman. Dadkan si wanaagsan ayaanu u qaabilay, waanan marti gelinaynaa,  waxaana la dejin doonaa magaaladda Hargeysa ee caasimadda Somaliland halkaasi oo la dejiyay dadkii kale ee ka soo qaxay dagaalka Yeman,”ayuu yidhi Badhasaabka Gobolka Salel.

Badhasaabku waxa uu sheegay in siyaasadda xukuumadda Somaliland ay tahay in la soo dhaweeyo dadka ka soo qaxay dagaaladda Yeman. “Annagoo fulinayna siyaasadda xukuumadda Somaliland waxaanu soo dhaweynay dadkan tabaalaysan oo daalan oo muddo maalmo ah soo saarnaa dooni yar oo ay ka soo raaceen xeebta Cadan.”

Source: DAWAN

 

 

 

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories