Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo Booqday Xarrunta Baarlamaanka Jigjiga
Gudomiyaha Barlamanka Jigjiga Maxamed Rashiid Isaaq Oo ka hadlay Booqashadda Gudomiyaha Barlamanka Somaliland ku Tagay Xaruunta Barlamanka Jigjiga ayaa Waxa ka Mid ahaa Hadalidisii...
Madaxda Wasaaradda Beeraha oo soo Kormeeray Dhul Beereed Ka Tirsan Gabiley
Gabiley(SLpost)-Wefti uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Somaliland Cabdilaahi Ismaaciil Faarax ayaa maanta kormeer ku sameeyey xidhitaan iyo wax qabasho lagu sameeyey dhul...
SOOMAALIYA: Ciidammo Itoobiyaan ah oo Saaka la Wareegay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuuso-mareeb
Galgaduud(SLpost)-Wararka laga helayo magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa sheegaya in saaka ay ciidammo ka tirsan kuwa ka socda Itoobiya ee qaybta ka...
SOMALIA: UNHCR oo Ka Haddashay Sarkaal Ka Tirsan oo Xamar Lagu Khaarajiyey
Moqdishu(SLpost)-Hay’adda UNHCR ayaa ka hadashay dilka sarkaallad sare oo ka tirsanayd oo maalintii shalay koox hubsaysani ku dileen Dalka Somalia. Aamina Nuur Maxamed waxa dilay...
Somaliland: Quite a Place to Be
I first came to know about Somaliland through a friend who was already living here. It had been long since I communicated with her, a...
SOMALILAND: Goormay Curdin-nimada ka Baxaysaa?
18kii May, 1991 waa goortii salka loo dhigay dib-ula-soo-noqoshadii dawladnimada Soomaalilaan. Dhamaan beelweynta dagta geyiga Somaliland Waxay isku waafaqeen inay dowladnimadii ka luntey 1960kii dib-u-yagleellaan. Ilaahay...
Siyaasiyiinta Somaliland ee Muqdisho u Shaqo Tagay oo Shirkii Muqdisho Lagu Cabudhiyey
Hargeisa(SLpost)-Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ee xilalka u doontay dawlada Somaliya ayaa ka hadlay cabasho iyo cabudhin ka muujiyay shirka ka socda magaalada Muqdisho...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

