Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

DHAWRSANAANTA!

Nolosha adamaha dhamaantii waxa sal u ah dhaqamo iyo Diin bulshooyinkana kala sooca, kuna qiimeeyaan samaan iyo xumaanta xadigooda, kuna ladhantahay  xal u helidooda...

Dalladda Dhallinyarada ee SONYO oo Madaxweynaha La Kulantay Qodobo Dhawr ahna u Gudbiyey

Hargaysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo wuxuu maanta (15.12.2015) Xafiiskiisa kulan xog-warran ah kula yeeshay Masuuliyiinta ugu saraysa ee Dallada Dhallinyarada JSL ee...

“Dambi Maaha in aan WADDANI ku Biiraa, KULMIYEna Inta Cirku ii Jiro ayaannu Isku Jirnaa” Cabdirashiid X. Mataan

Hargeysa(SLpost) Cabdirashiid Xasan Mataan, oo dhawaan iska casilay jagada musharax ku xigeenka Ucid, ayaa sheegay inaanay suuro gal ka ahayn inuu ka mid noqdo...

Wasiirka Shaqada oo Hortagay Guddida Ilaalinta iyo Dabagalka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada

  Hargeysa(SLpost)-Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Md.Cali Maxamuud Axmed (Cali-sandulle), ayaa maanta hor-tagey guddida ilaalinta iyo daba-galka hantida qaranka ee golaha wakiilada Somaliland,waxaana ay...

DEGDEG: Sucuudiga oo ku Dhawaaqay Isbahaysi Militari

  Riyad(SLpost) - Saudi Arabia ayaa salaasada maanta ku dhowaaqay wax uu ugu yeedhay Isbaheysi Milatari oo Islaami ah oo ka kooban 34 dal, si...

 FALANQAYN: Miisaanka Cabdiraxmaan Aw Cali Ku Biirin Karo Haddii uu Hoggaanka Waddani  Ka Mid Noqdo

Hargeysa(SLpost)-Labadii toddobaad ee u dambeeyay waxa la isla dhex marayay warar sheegaya in siyaasiga miisaanka leh ee Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax uu ku...

Maraykanka oo Sheegay in uu Xoojinayo La Dagaalanka Daacish

Washington(SLpost)-Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama ayaa sheegay in ciidanka Mareykanka ay sii xoojiyaan duqeynta ay ku hayaan kooxda la baxday Khilaafada Islaamka ah ee ka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img