HomeGuddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo Booqday Xarrunta Baarlamaanka Jigjiga

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo Booqday Xarrunta Baarlamaanka Jigjiga

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Gudomiyaha Barlamanka Jigjiga Maxamed Rashiid Isaaq Oo ka hadlay Booqashadda Gudomiyaha Barlamanka Somaliland ku Tagay Xaruunta Barlamanka Jigjiga ayaa Waxa ka Mid ahaa Hadalidisii Sida Tan

“ Runtii Maanta Farxad Wayn Noo Tahay Maadama Gudomiyihii Barlamanka Somaliland ahna Gudomiyaha Xisbiga Wadani C/Raxmaan Cirro Nagu Soo Booqdo Magalada Jigjiga Gaar ahaana Xaruunta Barlamanka,Runtii Waanu ku soo Dhawaynaynaa Gudomiye Waxaad Timi Dalkagii.Guud ahaanba Xubnaha Barlamanka Dowlad Degaanku Gacmo Furan ayay Kugu Soo Dhawaynayaan Gudomiye Waxaananu Jecel Nahay in Aanu Xoojino Xidhiidhka ka Dhaxeeya Barlamanka Dowlad Degaanka Somalida  iyo Barlamanka Somaliland” Ayuu Yidhi Gudomiyaha Barlamanka Dowlad Degaanka Somalida Ethiopia

Dhankiisana Gudomiyaha Barlamanka ahna Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka Wadani Cabdiraxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) ayaa amaan Baladhan usoo Jeediyay Madaxda Dowlad Degaanka Somalida EthiopiaTalabsatay Dowlad Degaanku Waanan Bogadinayaa Horumarkaasi Waxanan Rajaynayaa inuu Halkaasi ka Sii Socon Doono.Mudada Aanu ku Sugan nahay Halkani Waxaanu Booqan Doona Dhamaanba Xafiisyada Dowlada Qaybahooda Kale Duwan si Aanu usoo indha indhayno Horumarka Dowlad Degaanka Somalida.Runtii Mudada Aan Joogo Magalada Jigjiga Waxaan ka Kulmi Donaa Madaxwaynaha Dowlad Degaanka Oo Aanu ka Wada Hadli-Doono Sidii Kor Loogu Sii Qaadi Lahaa Xidhiidhka ka Dhaxeeya Somaliland iyo Dowlad Degaanka” Ayuu Yidhi Gudomiye

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories