Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

“Anigu Facebook Ma Isticmaalo” Taliye Fadal

Hargeysa, (SLpost)- Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal iimaan ayaa markale ku ciliyay inaanu isticmaalin shabakadda facebook, isla markaana aanu bar ku...

Axkaamta Ramadaanta (Qaybtii 16aad) Fadliga cibadaada habeenkii

Hase ahaate xilligii Cumar Ibnu Khadaab Rc ayaa la tukaday salaadda Taraawiixda, oo habeen walba bacda cishaha la tukan jiray, iyadoo qofkii doona tukan...

Wasiirka Qorsheynta Qaranka Oo Kormeeray Mashaariic Laga Hirgeliyay Burco

Burco, (SLpost)- Wasiirka qorsheynta qaranka Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa kormeer indha indhayn ah ku soo maray mashruuca beero iyo riigag ah oo...

“Baashe Cawil Waa Nin Mutacalin ah In Xil Loo Magacaabo Kama Hor Istaagayso Reerka uu ka Qabo” Wasiirka Arrimaha Dibadda

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa si adag uga jawaabay eedaymaha xisbiyadda mucaridka u soo jeediyeen...

Jaamac Shabeel Oo Mucaaridka Ku Eedeeyay In Ay Ka Baxeen Heshiiskii Ay La Galeen Xukuumadda iyo KULMIYE

Hargeysa, (SLpost)- Xisbiga KULMIYE ayaa labadda xisbi  mucaarad ee WADDANI iyo UCID ku eedeeyay in ay ka baxeen heshiiskii ay wada jirka u  gaadheen...

Siciid Cilmi Rooble Oo Ku Baaqay Mooshin Ka Dhan Ah Madaxweyne Siilaanyo

Hargeysa, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa ku baaqay in golahooda la keeno mooshin ka dhan ah xukuumadda iyo...

Mid Ka Mid Ah Shilalkii Baabuur Ee Ugu Yaabka Badnaa Dunida Oo Ka Dhacay Koonfur Afrika

Durban, (SLpost)- Dalka Koonfur Afrika waxaa ka dhacay mid kamid ah Shilalka gaadhi ee ugu yaabka badan ee Dunida ka dhaca, waxaana gaadhi shil...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img