Badhasaabka Gobolka Sanaag oo ka Waramay Sarkaal Buuraha Galay
Hargeysa(SLpost)- Axmed Cabdi Falaay, badhasaabka gobolka Ceerigaabo oo saxaafadda kula hadlay Hargeysa ayaa sheegay inaan wali la hayn sarkaal booliska ka tirsanaa dhawaan galay...
Shirkii Safiirada Somaliland oo La Soo Gabagabeeyey iyo Qodobo Laga soo Saaray
Hargeisa (SLpost)- Shirkii shantii cisho ee u dambeeyay magaalada Hargeysa uga socday safiirrada Somaliland iyo wasaaradda arrimaha dibada oo ay weheliyaan asxaabta qaranka iyo...
Mid ka Mid ah Maayarrada Magaallooyinka Somaliland oo la Xidhay oo Xadhigiisa ku Xidhiidhiyey Saraakiil Bilayska ka Tirsan
Waxaa Igu Dhacay Inqilaab Xoogan Oo Waxa La Igu Handadey Qoryo, Waxaana Ka Dembeeyey….” Hargeysa (SLpost) Maayar ku-xigeenka magaaladda Baligubadle Mawliid Jaamac Yuusuf ayaa sheegay...
“24 Saacadood Gudahood Haddii Xaqayaga Naloogu Keeni Waayo Waa la Arki Doonaa” Shaqaale Ka Tirsan Xafiiska WFP ee Berbera oo Cabasho Ka Muujiyey Saraakiisha...
Hargeysa(SLpost)-14 shaqaale ah oo ka mid ah shaqaalaha hay’adda Qaramada midoobay u qaabilsan cuntada ee WFP xafiiskooda magaalada Berbera ayaa cabashooyin ka muujiyey xaqoogii...
Guddoomiye-xigeenka Guddida Nabadgelyada ee Wakiillada oo Sheegay in Aannay Jabhaddii Wabar Wali isasoo Wada Dhiibin
Hargeysa (SLpost)-Xildhibaan Bashiir Xuseen Tukaale, oo ka mid ah Golaha Wakiillada, isla markaana ah guddoomiye ku xigeenka Guddida Arrimaha Guddaha iyo Nabadgaliyada ee Wakiilada,...
BADHAN: Diyaaraddo Joog Hoose ku Duulaya oo Ugaadhsanaya Ugaadha Somaliland iyo Ciidanka Qaranka oo Dagaal Kala Hortagay
Hargeysa(SLpost)- Ciidanka qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay gobolka Badhan,ayaa dagaal kala hor tegay diyaarado nooca qumaatiga u kaca ah oo ku soo xad gudbay...
Waxaynu Noqon Dad xumaanjecel, Haddaynaan ka Mahadnaqin Waxtarka Imaaraadka Carabta
Ummad walba waxa dhigaal u noqda waxay qabsato, ama cid kale ka caawiso, loona baahan yahay inay ilaashato, isla markaana af iyo adinba ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

