Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Xukuumadda oo ka Hadashay Hawlgallo ka Socda Xuddun iyo Guuritaanka Ciidanka Qaranka Somaliland

Xaysimo(SLpost)-Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka hadashay dhaqdhaqaaqyo ay ciidamada qaranka ee Jiidda Barigu dhawaan  ku gaadheen Deegaanka Go’daale ee gobolka  Xaysimo, waxana...

BERBERA: Mudaharaad Maalintii Labaad Socda iyo Askarigii Taliyaha Dilay oo Dil Lagu Xukumay

Hargeysa (SLpost) – Taliyihii ciidanka Birmadka ee Gobolka Saaxil Marxuum  Aadan Guudleed Daahir (Tallaabo), oo maalintii shalay Askari katirsan Ciidamada uu xukumi jirey ku...

Door-roonihii Da’dii aan ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir). Qormada 6aad

                                           "Warka shalayto nagu soo dhaceen, aad u dhego-beellay, Dhinbiilaha sidoodu wadnaha, nooga dhaawacaye, Nin dhegaystay Caliyow ma tumo, Dhaanto iyo heese, Xaqiisii nin lala dheelmadoo, dhuuntay...

Haasaawihii Hungoobey! Qeybta Koowaad

  "Waligeed meesha may soo dhigan maskaxdeedana kumay so dhicin xaasha, duurkeydun kala gali, waxey kasiisey qalbigeeda qol aad u balaadhan oon cid ala cid...

“Xisbiga WADDANI Waa Inuu Shirweyinihii Qabtaa oo Distoorka Qabyada ah Dhamaystiraa” Musharax Cabdisalaan Yaasiin

Hargeysa (SLpost)  Prof Cabdisalaan Yaasiin, oo u tartamaya jagada musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani, ayaa farriimo u diray xisbiga Waddani, waxaanu dhalliilay xukumadda oo...

Dr Edna Aadan oo Khudbad ay waayaheedii nololeed kaga sheekaysay ka jeedisay Munaasibad dhiiirrigelin ah oo Maamulka Dugsiga Sare ee Sh. Cali Ibraahim Hablaha...

Hargeysa (SLpost)- Dr Edna Aadan Ismaaciil, ayaa khudbad dhiirrigelin ah oo ay si qoto-dheer ugaga hadashay muhiimadda waxbarashadu u leedahay iyo wax-tarka ay gabadha...

Madaxweynaha Jabuuti oo Mucaaridka Ku Eedeeyay in ay Dimuqraadiyad Rabaan

    Djibouti(SLpost)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku eedeeyay mucaaradka dalkiisa inay doonayaan fowdo iyo is dhex yaac inay dalka u horseedaan, isagoo difaacay go’aanka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img