Sheekh Aadan Siiro oo ku Eedeeyay Madaxtooyaddu in ay ku Wareejinayso Cid Gaar ah
Hargeysa (SLpost) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa sheegay in Xukuumaddu ku soo rogaal celisay Maktabadda Gaandi isla-markaana doonayso inay cid...
WADDANI oo Xukuumadda ku Eedeeyay Dillalka Saraakiisha
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye Xigeenka Koowaad ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa dhaliilo ugu soo jeediyay xukuumadda Kulmiye kuna eedeeyay masuuliyadda dilalka saraakiisha ciidamada. https://www.youtube.com/watch?v=bwFALL2xa9U
Golaha Ammaanka QM oo Ansixiyay Qaraar Dhaqaalaha Lagaga Joojinayo Ururka Daacish
Wasiirada Maaliyadda ee ka kala socda 15-ka dal ee uu ka kooban yahay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah isugu raacay...
Baraha Bulshada, Dhib Iyo Dheef!
Waxaa aan si dhow ula socdaa farsamooyinka casriga ah ee caalamka ilaa 1998 kii oo aan waxbarashadayda u bedelay dhinaca farasamada gacanta gaar ahaan...
“Xukuumaddu way ka Hor-tagaysaa Kooxaha Rabshadaha iyo Qaska kawada Itoobiya” Raysal Wasaaraha Itoobiya
Addis(SLpost)-Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalagn ayaa sheegay inay gacan bir ah ku qaban doonaan dad uu sheegay inay dalkiisa ka wadaan dibadbaxayo rabshado wata. Hailemariam...
Saaxiibadaydii Shalay!
Shantii galabnimo ayey sheegaysay goor-sheegtu markaan cagta dhigay hudheelka ‘SUN’ ee galbeedka Hargaysa. Ballan ayaan ku lahaa uu igu la ballamay saaxiib aanan muddo...
NIGER: Madaxweynaha oo Sheegay in ay Fashiliyeen Afgambi Xilka Lagaga Tuuri Lahaa
SLpost-Madaxweynaha dalka Niger, Mahamadou Issoufou ayaa sheegay in la fashiliyay afgambi la doonayay in xukuumadda uu hogaamiyo xukunka lagaga tuuro, kaasoo dhacay Khamiistii shalay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

