Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Wasiirkii Arimaha Gudaha Israa’iil oo Xilkii Isagacasilay Tacadiyo Galmo

Israiil(SLpost)-Wasiirkii arrimaha gudaha ee Israa’iil Silvan Shalom, ayaa xilka iska casilay kaddib markii ay soo wajaheen eedaymo culus oo la xiriira tacadiyo galmo. Shalom, oo...

UUR-KU-BAALLAYN WELI DHULKA HOOSTIISA BIYO MA KAGA RAADISAY?

  (Trying my luck on dousing (divining rods) in my farm in search of underground water. Actually I had a good positive response from my...

Xisbullah oo Gantaalo Ku Garaacday Dhulka Ay Israail Maamusho

Lubnaan(SLpost)-Xisbullah ayaa Axadii shalay madaafiic ku tuuray waqooyiga dhulka ay Isra’iil maamusho, arrintaasi oo ay ciidamada Isra’iil kaga jawaabeen madaafiic ay ku tuureen dhanka...

Wasiirka Waxbarashada Oo Sheegay Inay La Xisaabtami Doonaan Macalimiinta Ay Tabobareen ee Dugsiyada Gaarka Ah U Shaqo Tagay

Hargeysa(SLpost)--Wasiirka waxbarashadda iyo tacliinta sare ee Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habanne (Cabdilaahi Dheere), ayaa daboolka ka qaday inay la xisaabtami doonaan macalimiinta dugsiyada dawladu ay...

Si aad Hal Buug u Akhridid Maalintii…

Dadka badankiisu waxa uu qiil ka dhigtaa in aanu haysan waqti uu wax ku akhriyo, jirtoo xawaaraha celceliska ah ee akhriska dadku yahay 200eray/daq....

Madaarka Paris oo Laba Nin oo Muslim ah Shaqada Kaga Eryey Gadh ay la Baxeen

Laba nin oo Muslim ah, isla markaana ka tirsanaa ilaalada ammaanka madaarka magaalada Paris ee dalka Faransiiska, ayaa sheegay in shaqada lagaga eryey gadhka...

Xisbiga Ka Taliya Spain Oo Lumiyay Aqlabiyaddii

Spain(SLpost)-Hannaanka siyaasadeed ee dalka Spain ee ku salaysan labada xisbi ee waa weyn ayuu isbadal ku yimid kaddib markii laba xisbi oo cusub ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img